U bood dhigaalka

Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay  Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay.

1. U codeynta Qoondada Miisaaniyadda 2021

2. Wax-ka-badelka Sharciga Lagu Dhisay GMDQ LR.04

3. Akh 3aad H/Sh Nootaayooyinka

4. Akh2aad ee H/Sh Hay’ada Dhiirigalinta Maalgashiga Soomaalia.

Xildhibaannada golaha ayaa waxaa waqtigoodu  ku ekaa 27kii bishaan December, waxaana afartiisano muddo xiloodkeeda waxaa ay ku guuldareysteen meelmarinta miisaaniyadda dalka oo dastuuri ah.

Goobjoog News