U bood dhigaalka

Guddiga Xalinta Oo Magacabay Xubnaha Qaban Qaabada Doorashada Guddoomiyaha GXKHD

Jannaayo 18, 2022

Guddiga xalinta khilaafadka arrimaha doorashooyinka ayaa shaaciyay liiska guddiga qabanayo doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashada Maxamed Ibrahim Barre ayaa magacaabay 5 xubnood oo qaban qaabinaya doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashada.

Doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lagu doorto magaalada Muqdisho.