U bood dhigaalka

Habraaca Doorashada Aqalka Sare Oo La Soo Saaray

Luuliyo 20, 2021

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada aqalka sare oo lagu wado in muddo shan maalin kadib ah dalka ka bilaabato.

Hoos Ka akhriso shuruudaha iyo habraacyada  leyska rabo.