Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw magacabaay xubnaha guddiga doorashooyinka Jubbaland ee qabanaya doorashada Aqalka Sare.
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacabay guddigaan oo ka kooban 9 xubnood oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga

Goobjoog News