U bood dhigaalka

Khudbadaha Murashaxiinta Aqalka Sare Ee Puntland Oo La Dhageysanayo

Sheeko:Baarlamaanka

Dhageysiga khudbadaha murashaxiinta maamulka Puntland u matali aqalka sare ayaa ka bilowday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Tartamayaasha waa 29 Xubnood halka  10 ka mid ah ay haween yihiin, waxaana lagu wadaa dhageysiga kadib in khamiista ay dhacdo doorashada

Liiska Xubnaha u tartamaya aqalka sare ee Puntland:-

1.Saynab Xaashi Biixi

waxaa la tartamaya

Shugri Aadan Maxamed

Xaawo Caynab Cabdi

2.Hodan Maxamuud Cismaan

waxaa la tarmaysah

Basro Cumar Geele

3.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

waxaa la tartamaysa

Aamino Aadan Cabdulaahi

4.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole

waxaa la tartamaya

Cabdimahad Abshir Cismaan

5.Siciido Xasan Cismaan

waxaa la tartamaya

Axmed Cabdale Tigaana

Siciid Maxamuud Aadan

Maxamed Maxamuud Cali Bile

6.Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juurile

waxaa la tartamaysa

Hodan Ismaaciil Cilmi

7.Maxamuud Axmed Maxamuud

waxaa la tartamaysah

Faadumo Siciid Maxamed

8.Maxamed Siciid Xirsi Moorgan

waxaa la tartamaya

Maxamuud Cali Siciid

Bootaan Bare Samatar

9.Cabdixakiin Axmed Xaashi

waxaa la tartamaya

Mahad Daahir Shiikh Nuur

Cabdulqaadir Faarax Shaaciye

10.Cali Ismaaciil Cabdigiir

waxaa la tartamaya

Shugri Cabdulaahi Maxamuud

Farxaan Cali Xuseen

11.Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere

waxaa la tartamaya

Siciid Maxamed Cali

Faarax Cawada Jaamac