U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed Oo Gudbisey Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare

Sheeko:Baarlamaanka

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa guddiga doorashooyinka dadban ee Heer Federaal waxay usoo gudbiyeen liiska musharraxiinta aqalka sare.

Liiskan oo uu soo saxiixay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Sheekh Aadan ayaa waxaa ka dhex muuqanaya 5 Haween ah, iyadoo maamullada laga doonayo iney ilaaliyaan qoondada haweenka ee 30%.

Maamullada Puntland, Jubbaland, iyo Galmudug ayaa xalay soo gudbiyey liiska musharraxiinta aqalka sare.

Hoos ka akhriso Liiska

sw1

sw2

Goobjoog News