U bood dhigaalka

Muuqaal:-Siyaasiyiin,Hey’ado Iyo Shakhsiyaad Soomaali Iyo Ajnabi Oo Kahor Yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Ee Weriye Gurbiye

Waxaa maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo saxaafadda iyo xuriyadda hadalka. Maxkamadda ayaa dib u dhigtay dacwadda iyada oo go’aan ka gaari doonta ishortaag ay codsadeen qareennada weriyaha.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Kiiska Weiye Gurbiye Iyo Dadkii Ka Hadlay

Halkan Ka Aqriso Kiiska Gurbiye Iyo Siyaasiinta Ka Hadlay

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/kiiska-gurbiye-siyaasiyiin-heyado-iyo-shakhsiyaad-soomaali-iyo-ajnabi-leh-oo-kahor-yimid-dacwo-beenaadka-villa-somalia/?fbclid=IwAR35pDXKd5Q1rSJs47VruTJgUCUO2sfGC2K6OvXqdvga4Bb9Tz2DtpyTEuw

Goobjoog News