1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Sheegay in Dowladdu Dooneyso Gaaritaanka Iskufinaanshiyo Dhaqale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ay ku dadaalayso sidii ay isku filnaasho dhaqaale u gaari lahayd, islamarkaana uga maarmi.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wafdi Ka Socda Hey’adda Duulista Rayidka Daladda Bariga Afrika oo Soo Gaaray Muqdisho Wafdi ka socda qeybta duulista Rayidka ee Ururka Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha bulshada Bariga Afrika ayaa soo gaaray Magaala madaxda dalka ee Muqdisho, waxaana si heer sare ah u soo soo dhaweeyey masuuliyiin.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay u Qaabilsanaha Xukuumadda ee Daladda Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay agaasime guud oo Soomaaliya u qaabilsanaan doona arrimaha ururka Iskaashiga Dhaqaalaha bulshada bariga ee EAC.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Ka Socday Magaalada Dooxa Waxaa guul ku soo gabagaboobay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed 2024, kaas oo uu halkudhigiisu ahaa “Jiheynta Awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Bariga Afrika oo Muqdisho Soo Gaaray Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Qorsheynaysa in Mamnuucidda Raashinka Cawinada Xilliga Beeruhu Soo Go’aan Wasiirka Wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa sheegay inay dowladdu waddo qorshe lagu joojinayo gargaarka Raashinka ah ee dalka la keeno xilliga ay dalagyada beeruhu soo go’aan.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Qorsheynta oo Faahfaahin Ka Bixiyay Xeerka Maalgashiga ee Golaha Loo Gudbiyay Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey xeerka maalgashiga ee horyaala Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo kasoo gudbay golaha wasiirrada Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Hab Maamul Wanaagga ee Maaliyadda Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Madasha Iskaashiga iyo Hormarinta Maalgashiga oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Kulan ballaaran oo ay soo agaasintay Waaxda Maalgashiga ee Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana ah Kulankii ugu horeeyay ee Madasha Isbahaysiga Horumarinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Shaaciyay Halka Lagu Bixiyo Canshuuraha Laga Qaado Shacabka Muqdisho Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay xogta maaliyadda dalka ee 10-kii sanoo la soo dhaafay ayaa sheegay in canshuuraha ganacsada.