1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka DFS oo Shirkad laga leeyahay Norway u saxiixday suuq-geynta shidaalka dalka Shirkadda caalamiga ah ee xogta dhulka iyo badda baarta ee TGS oo fadhigeedu yahay norway, ayaa ku dhawaaqday in dib u cusbooneysiisay heshiis ay horay ula gashay dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adda Shidaalka Soomaaliyeed ee Somali Petroleum Authority – SPA), taas oo u ogolaaneysa inay sii wado suuq-geynta iyo ruqsadeynta xogaha geophysical ee badda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐌𝐅 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨 𝐒𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚, 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐊u𝐥𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐈𝐌𝐅 Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda Soomaaliya kadib laba toddobaad kulan ah oo ay wada yeeeshaan qaar kamid ah hay’adaha Dowladda oo ay hoggaan u tahay Wasaaradda Maaliyadda XFS iyo xubno sare oo ka socday IMF oo ay hoggaaminaysay Ran Bi oo ah wakiilka arrimaha Soomaaliya ee IMF.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hoos-u-dhac Culus oo Ku Yimid Bitcoin Kadib Go,aankii Trump Qiimaha lacagta dijitaalka ah ee Bitcoin ayaa maanta si lama filaan ah hoos ugu dhacay, iyadoo hal saac gudahood uu lumiyay in ka badan 8% qiimihiisii, taas oo suuqyada crypto-ga caalamka galisay walaac iyo kacsanaan.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka wada-hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashigooda dhinacyada dhaqaalaha iyo maalgashiga Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaataay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wafdi ka socda Soomaaliya oo kulan la yeeshay 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐮𝐝𝐢 𝐀𝐫𝐚𝐛𝐢𝐚 Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ah ku jooga Magaalada Riyadh ee Boqortooyada Saudi Arabia ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Riyadh, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Saudi Arabia Mudane Abdulmuhsen Bin Sa’ad Alkhalaf iyo xubno sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐢𝐫𝐨𝐛𝐢 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐫𝐨-𝐝𝐡𝐚𝐥 𝐚𝐡 𝐊𝐮𝐥𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐒𝐚𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐰 𝐔𝐥𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay safiirrada dalalka saaxiibada caalamka ee Soomaaliya xiriir dhow la leh. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, taageerada dib-u-habeynta maaliyadda, iyo horumarinta xiriirka saaxiibtinimo ee Soomaaliya iyo beesha caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dekedda Muqdisho oo xiran maalinkii Saddexaad iyo ganacsatada oo cabasho ka muujiyay Dekedda caasimadda Soomaaliya ayaa weli xiran maalintii Saddexaad, kaddib markii ganacsatada halkaasi ka howl-gasha ay si adag uga horyimaadeen lacag cusub oo lagu soo rogay badeecadaha.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Western Union oo Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysa Soomaaliya iyo Somaliland Shirkadda Western Union ayaa maanta ku dhawaaqday in adeegyada xawilaadda lacagaha ee caalamiga ah ay si rasmi ah uga bilaabeen Soomaaliya iyo Somaliland, taasoo ka dhigaysa shirkaddii ugu horreysay ee xawaaladeed oo bixisa adeegyo lacag diris ah oo heer caalami ah oo laga sameeyo labada deegaan.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxaa hortaagan in si firfircoon looga faa’iidaysto wax soo saarka beeraha dalka? Beeruhu waa laf-dhabarta dhaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama in ka badan 60% dadka ay ku tiirsan yihiin oo nolol maalmeedkooda ku maareeyaan wax la xariira dalagyadooda, Waxaana ugu badan soo saaridda dalagyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo wadda dedaal lagu casriyaynayo dhaqaalaha iyo hannaanka maaliyadda dalka Dowladda Soomaaliya ayaa dedaal lagu hormarinayo dhaqaalaha dalka, islamarkaana lagu casriyaynayo adeegyada maaliyadda, ayadoo la kaashanayo Bankiga dhexe, kuwa gaarka loo leeyahay, iyo ururrada ganacsi ee maxallliga ah. Dhowaan waxaa…