2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dekedda Muqdisho oo xiran maalinkii Saddexaad iyo ganacsatada oo cabasho ka muujiyay Dekedda caasimadda Soomaaliya ayaa weli xiran maalintii Saddexaad, kaddib markii ganacsatada halkaasi ka howl-gasha ay si adag uga horyimaadeen lacag cusub oo lagu soo rogay badeecadaha.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Western Union oo Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysa Soomaaliya iyo Somaliland Shirkadda Western Union ayaa maanta ku dhawaaqday in adeegyada xawilaadda lacagaha ee caalamiga ah ay si rasmi ah uga bilaabeen Soomaaliya iyo Somaliland, taasoo ka dhigaysa shirkaddii ugu horreysay ee xawaaladeed oo bixisa adeegyo lacag diris ah oo heer caalami ah oo laga sameeyo labada deegaan.
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxaa hortaagan in si firfircoon looga faa’iidaysto wax soo saarka beeraha dalka? Beeruhu waa laf-dhabarta dhaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama in ka badan 60% dadka ay ku tiirsan yihiin oo nolol maalmeedkooda ku maareeyaan wax la xariira dalagyadooda, Waxaana ugu badan soo saaridda dalagyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo wadda dedaal lagu casriyaynayo dhaqaalaha iyo hannaanka maaliyadda dalka Dowladda Soomaaliya ayaa dedaal lagu hormarinayo dhaqaalaha dalka, islamarkaana lagu casriyaynayo adeegyada maaliyadda, ayadoo la kaashanayo Bankiga dhexe, kuwa gaarka loo leeyahay, iyo ururrada ganacsi ee maxallliga ah. Dhowaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bitcoin oo gaartay heerkii ugu sareysay taariikhda Lacagta dhijitaalka ah ee ugu caansan dunida – Bitcoin – ayaa markii ugu horreysay gaartay halkii ugu sareysay iyadoo lagu kala iibsaday in ka badan $120,000 doolar. Kororkan aan horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Qiimaha Geela iyo Kaalinta uu Nolosha Soomaalida uga Jiro Geelu waxa uu kamid yahay xoolaha ugu qiimaha badan ee Soomaalida ay dhaqato, waana xoolo leh kaalmo dhaqaale, dhaqan, nololeed iyo mid taariikheed oo aan sahlaneyn. Soomaalida oo ah dad…
4 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Saameynta dhaqaale ee uu dagaalka Israaiil iyo Iiraan ku yeelan karo Soomaaliya Israaiil waxay maalintii Jimcihii weerar ku qaaday dalka Iiraan, taasi oo la yaab ku noqotay inta badan dadka ku nool dunida gaar ahaan kuwa dunida saddaxaad. Maxaa xilligan ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis dhinaca beeraha ah Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis hordhac ah oo ku saabsan hormarinta iyo maalgashiga beeraha, ka dib kulanka magaalada Baku ku dhex maray Wasiirrada beeraha labada dal Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Kheyraadka dabiiciga ah iyo Bey’ada BFS oo warka ka soo saaray heshiiska Shidaalka Soomaaliya iyo Turkiga War uu Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka soo saaray heshiiska shidaalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa lagu yiri ” Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wafdi ka socda Soomaaliya oo kulamo ka wadda magalada Washington Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Gu’ga sanadlaha ah ee ay sida wadajirka ah u wabanayaan…