1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha oo Guddoomiye Cusub Doortay Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ee dhowaan ay ansixiyeen golayaasha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah, kaas oo lagu dooranayay hoggaanka guddiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in 160 xildhibaan ay ansixiyeen xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ก๐๐ข๐ฆ๐๐ก๐ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Axmed Madoobe oo Markii Saddexaad Ku Guulaystay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada madaxtinimada Jubbaland oo Kismaayo ka socoto Magaalada Kismaayo oo xaruun ku meel-gaara u ah mamaulka Jubaland waxaa maanta ka dhacaya doorasho ay xilka madaxweynimo ee mamaulkaas ku tartamayaan ilaa afar murashax oo uu ka mid yahay madaxweynaha hadda xilka haya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xeerarka doorashooyinka dalka Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare) ayaa maanta meel mariyay xeer muhiim ah oo ku saabsan Doorashooyinka Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Sheekh Cabdi oo Markii Saddexaad loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa mar kale ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka Jubbaland oo Kismaayo ka socota Waxaa lagu wadaa maantaย in baarlamaanka Jubaland uu doorto guddoonka cusub ee baarlamaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo ku dhawaaqay Liiska Xildhibaano Cusub Guddiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska 75-ka Xildhibaan ee cusub ee Golaha Wakiillada Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo soo saaray go’aamo Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku dhawaaqay go’aamo muhiim ah oo ku saleysan xaaladda Somaliland.