2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Doorashooyinka Koonfur Galbeed iyo Banaanbaxyada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isaga oo si gaar ah diiradda u saaray doorashooyinka qof iyo cod ee saaka si rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Qof iyo Codka ah oo ka bilaabatay Koonfur Galbeed Doorashada qof iyo codka ah ayaa si rasmi ah uga bilaabatay deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo shacabka si weyn ugu soo baxeen goobaha codbixinta si ay u dhiibtaan codkooda. Doorashadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Tiradii ugu badnayd oo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo saaka ka qeyb-galaya doorashada Koonfur Galbeed Doorasho adag ayaa maanta ka dhacaysa deegaannada Koonfur Galbeed, ayadoo dhawr urur ay ku loolamayaan doorashadan oo isugu jirta xubnaha baarlamaanka iyo hoggaamiyaha maamulkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka KGS oo Ka Digay Codeyn Laba-jeer ah Baydhabo — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan habraaca doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyagoo si gaar ah uga digay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga madax-bannaan ee doorashooyinka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka dowlad goboleedyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3-da May 2026 si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka, iyadoo la sheegay in doorashooyinku u dhici doonaan marxalado kala duwan laga bilaabo bishan May ilaa bisha August ee sanadkan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo diiday magacaabistii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Muqdisho — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si cad u diiday magacaabistii uu shalay sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mungaab), ee guddoomiyeyaal cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey xilliga la qaban doono doorashooyinka maamul goboleedyada Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashooyinka muhiimka ah ee ka dhici doona qaar ka mid ah maamullada dalka. Guddiga ayaa ku dhawaaqay in 13-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Degmooyinka iyo Ururrada Ka Qaybgelaya Doorashada Koonfur Galbeed Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa si rasmi ah u shaaciyey liiska ururrada siyaasadeed iyo degmooyinka lagu qabanayo doorashooyinka qof iyo cod ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Jaamac oo Ku Fadhiistay Kursi Dood Ka Taagan Tahay Sharciyaddiisa Doorashada kursiga HOP#204 ee Golaha Shacabka oo uu ku guuleystay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa dhalisay su’aalo iyo hadal-heyn siyaasadeed, kaddib markii la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Koonfur Galbeed oo martigelinaysa doorasho qof iyo cod ah oo isku sidkan Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in 28-ka bishan la qaban doono doorashada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo golayaasha deegaanka ee degmooyinka maamulkaas. Doorashooyinkan ayaa si gaar ah…