Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland (GMXD) ayaa shaaciyey jadwalka doorashada Jubbaland, iyagoo ku dhawaaqay tillaabooyinka muhiimka ah ee doorashada sida soo xulista xubnaha Golaha Wakiillada, qabashada araajida murashixiinta, iyo doorashada madaxweynaha.