1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Trump oo hoggaaminaya doorashada Mareykanka Doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024 ayaa weli socota, iyadoo tirinta codadka ay gaabis ku socoto, gaar ahaan gobollada loolanka adag ee loo yaqaan “Swing States.”
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay doorasho aad indhaha loogu hayay Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ra’iisulwasaarihii Bangladesh oo Dalka Isaga Carartay Kadib Dibadbaxyo Tobaadyo Ka Socday Taliyaha ciidamada Bangladesh General Waker-Uz-Zaman oo la hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaarihii dalkaas Sheikh Hasina ay is casishay, isla markaana dowlad ku meel gaar ahi ay dalka sii maamuli doonto.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Mudaharaadyo Waawyn oo Ka Bilowday Venezuela iyo Muran Ka Dhashay Guurasha Nicolás Maduro Mudaaharaadyo ayaa shalay oo Isniintii ka dhacay magaalada Caracas ee caasimadda Venezuela, iyadoo boqolaal dhallinyaro ah ay socod ku soo mareen waddooyinka iyagoo ka careysan doorashada madaxtinimo.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Dalka Venezuela oo Markii Sedexaad Ku Guuleystay Inuu Noqdo Madaxweynaha Dalkaas Codbixinta doorashadii madaxtinimada ee dalka Venezuela ayaa la soo gabangabeeyay, waxaana lagu dhawaaqay in madaxweynaha hadda talada haya ee nicolás Maduro uu markii 3-aad ku guulaystay hoggaaminta dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Jeneral Bashiir Goobe oo Kusoo Baxay Doorashada Kursiga HOPE 18 ee Golaha Shacabka Janaraal Bashiir Maxamed Jaamac oo hadda ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay xubin kamida Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashooyinka Golaha Deegaanka oo Sirasmi ah Uga Socda Gobolka Nugaal Shacabka degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland sida lagu sheegay war ka soo baxay guddiga doorashooyinka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Saddex Degmo oo Kamid ah Puntland oo Maanta Looga Dareeray Doorasho Qof iyo Cod ah Dadweynaha degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ee gobolka Nugaal ayaa saaka u dareerey doorashada qof iyo cod ee golayaasha deegaanka Puntland, doorashadan waxaa codeyn doona dad ka badan 64 kun oo qof.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ciidanka Booliiska Bakistaan oo Xiray Xafiiska Xisbiga uu Ka Tirsanaa Imran Khan Ciidamada nabad-galyada Bakistaan ayaa xoog ku galay xafiisyada xisbiga Pakistan Tehreek e-Insaf (PTI) ee uu ka tirsan yahay raysalwasaarihii hore ee dalkaasi Imran Khan, kaas oo dhowaan lagu waayay dambi hore loogu soo oogay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo saaray Xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka Xubnaha Sare ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, ayaa xalay soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee Doorashada Golaha Degaanka. Puntland ayaa isku diyaarinaysa in ay doorasho ka qabato…