2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hey’adaha Dowliga Ah Ee Dowladda Federaalka Ah Oo Wajahaya “Shutdown”!! Inkasta oo guddiga miisaaniyadda, qorsheynta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda lagu daray xubnaha kala ah Saalim Caliyow Ibrow, Sagal Biixi iyo Aden Xasan, lagana saaray kuwii la dhahay lama shaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad: Colaad Wiil Kuma Dhashee Wiil Baa Ku Dhinta Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa baaq nabadeed u diray beelo ku dagaalamaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Xildhibaan Mahad oo arrintaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Guddoomiye Mursal Oo Dib u Habeyn Ku Sameeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu dib u habeyn ku sameeyey guddiga maaliyadda ee golahaasi. Qoraalka ayaa u qornaa sidan hoose:
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odowaa “Madaxweyne Mooshinka Haddii Lagaala Laabtay Ma Ahan Inaad Saxan Tahay” Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Labadii sano ee uu talada hayey ku mashquulsanaa arrimo badan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Khilaafkii u Dhaxeeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Oo La Dhammeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Mooshinka: Waxaan u Tanaasulnay Helidda Xasilooni Siyaasadeed Xildhibaannada la baxay kutladda Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah, ayna ku jiraan xildhibaanno matalaya Nabadda, Himilo, Ilays, UPD iyo kuwa kale, ahaana kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Kheyre Oo Yeeshay Kulan Albaabada u Xiran Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan albaabada u xiran ku yeeshay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Dalka Dib ugu soo Laabtay Kadib Shirkii Qudus Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga uu kaga soo qeyb galay shir loogu magacdaray…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka BF: Xildhibaannada Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Oo Ku Baaqay In La Soo-daayo Roobow Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka soo-jeeda koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho iyaga oo cambaareeyey faraggelinta dowladda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale ay…