1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Doodda Amniga Oo Maanta La soo Gabagabeynayo Waxaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa doodda ay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka yeesheen arrimaha amniga. Kulankan oo ah kii 4aad, ee…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qeybo Ka Mid Ah Khudbadaha Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Amniga Golaha Shacabka ayaa kulankoodii maanta mar kale uga hadlay arrimaha amniga, ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal isaga oo sheegay in Loo Baahan yahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Wafdigii Dhex-dhexaadinta DF Ah Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Gaarey Kismaayo Wafdi ballaaran kana socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta u ambabaxay magaalada Kismaayo ayaa halkaas gaarey, wafdiga ayaa lagu wadaa iney kula kulmaan Mas’uuliyiinta ugu sareysa…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Xildhibaannada Golaha Shacabka Ay Uga Hadleen Xaaladda Amniga Kulanka 2aad, kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha waxaa soo xaadiray 168 xildhibaan, waxaa looga hadlayaa amniga. Doodda oo aad u kululeyd, waxaan halkan idiinku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Wafdi Xal Raadis Ah Oo U Ambabaxay Baydhabo Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ka socda golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaas oo loo diray koonfur galbeed si ay u baadi goobaan xal waara iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Kulan Ka Leh Amniga Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankooda Labaad ee Kalfadhigga Afaraad. Kulanka maanta ayaa ah mid si gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socda Aqlka Sare Oo U Ambabaxay Puntland Wafdigii ugu horeeyey ee Golaha Aqalka Sare ee BaarlamaankaFederaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa saakaka ambabaxay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Ka Digaya Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Xildhibaanno ka tirsan Hirshabelle ayaa ka digey fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle. Xildhibaanadan ayaa sheegay in cabsida ugu weyn ay tahay in biyo badan kusoo rogmadaan magaalada Jowhar ee Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka dhacay kulankooda 2aad, kalfadhiga 4aad. Goobjoog News, waxaa ay akhrisyaasheeda u soo gudbineysaa ajendayaasha kulanka xoogga lagu saaray. Ajendaha: 1-Hadal jeedinta Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Wufuud U Kala Diray Dowlad Goboleedyada Qoraal ka soo baxay aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay magacyada xubno guddiyo dhowr ah oo golaha Senate-ka ay u kala direen dowlad goboleedyada. Guddoomiyaha aqalka sare…