2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Abshir Oo Galmudug Gaaray, Ajendaha Waxaa Ku Jira Dhageysiga Bulshada Iyo Furitaanka Maktabad Waxaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaado, gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug Senator Abshir Maxamed Axmed oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddig Dastuurka Ee BFS Oo La Kulmay Xubno Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xubno ka socday Wasaaradda arrimaha gudaha uuna hor ka cayay Wasiirka arrimaga gudaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kulan Maanta kala qeyb-galay guddiga dib u eegista Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Magacaabey Guddi La Socodka Arrimaha Xajka War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn doona habsami-u -socodka Arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda. Ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Shire “Ciidamada Kenya Kufsi iyo Dil Ayeey Ka Wadaan Gedo” Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay dhibaato bada ku hayaan shacabka ku dhaqan gobolka Gedo.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadley Kulanka Guddoonka Aqalka Sare Iyo Safiirka Jaamacadda Carabta? Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi, ku-xigeenkiisa 1aad Abshir Maxamed Axmed, ku-xigeenka 2aad Mowliid Guhaad iyo xubno kale oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa isniintii xafiiskooda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Dastuurka Ee Baarlamaanka Oo Gorfeynaya 5 Cutub Guddiga La socodka iyo dib eegista dastuurka ee baarlamaanka 10-aad oo maanta u fariistay dib u qaabeynta 5-tii cutub ee ugu horeysay dastuurka oo ay soo diyaariyeen guddiga madaxa banaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka: Guddiyada Joogtada ah Oo Xafiisyo Lagu Wareejiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta qaar ka mid ah Guddiyada Golaha shacabka ku wareejiyay xafiisyo cusub oo ay ku shaqeeyaan. Guddiyada xafiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Axmed Xaashi “Dastuurka Qabyo Ayuu Ahaanayaa Inta Xal Laga Gaarayo Arrinta Somaliland” Senator Axmed Xaashi Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha qalka sare ee baarlmanaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dastuurka dalka qabyo uu ahaan doono inta ay maqan tahay Somaliland ama…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Laga Codsaday Meelmarinta Sharciga Naafada Naafada Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iney meelmariyaan sharciga naafada qaranka. Guddoomiyaha hay’adda Naafada Qaranka, Cali Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in sharcigan uu yahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waare Oo Furay Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Hirshabelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Furay Kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Hirshabelle, kaddib Munaasabad Ka dhacday Hoolka Baarlamaanka ee Magaalada Jowhar. Furitaanka kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka waxaa goob joog…