1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare doorasho ka dhacday xarunta ciidamad cirka ee Afisyoni. Doorashada guddoomiyaha oo ay kuwada tartameen mushariiixnta kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Cabdi Xaashi Cabdillaahi Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Guddoomiyihii hore ee aqalka sare Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa markale u tartamaya xilka guddoomiyaha aqalka sare oo maanta lagu dooranayo Muqdisho. Hadaba waa kuma Cabdi Xaashi Cabdillaahi? Waxaa uu ku…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Cismaan Abuukar Dubbe Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Cismaa Abuukar Dubbe oo kamid ah senatorada Aqalka sare sidoo kalena ah Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kamid ah musharixiinta maanta u tartamaysa xilka guddoomiyaha aqalka sare. Hadaba Waa Kuma Cismaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Musharax Saalax Axmed Jaamac Oo U Tartamaya Xilka Guddomiyaha Aqalka Sare? Saalax Axmed Jaamac oo ah senator katirsan aqalka sare sidoo kalena ah wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya ayaa ah musharax u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Aqalka Sare. Hadaba Waa Kuma Saalax…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannadii Lagu Doortay Ceelwaaq oo Muqdisho Lagu Dhaariyey. Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa goordhow Muqdisho ku dhaariyey xildhibannadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaanata tira xildhibaannadu ay gaaraysaa 16 mudane. Madasha lagu dhaariyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Afisyooni Ka Dhacaysa Maaalinta barri oo taariikhdu ku beegan tahay 26-ka bisha April 2022-ka ayaa waxaa lagu wadaa in doorashada guddoonka aqalka sare ay ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee aagga Xalane, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobta Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Lagu Dhawaaqay Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay qabanqaabadii doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka ah Soomaaliya, waxaana uu xusay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Lagu Doortay Jowhar Kursi ka tirsan golaha sahacabka ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta KMG u ah maamulka Hirshabeelle, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#009, waxaana ku tartamay ilaa laba musharrax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland Oo Soo Dhaweysay Doorashada Kuraasta Ceelwaaq Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeyay doorashada 16-ka kursi ee gobalka Gedo ee lagu qabtay magaalada Ceelwaaq. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deno oo ah mushar xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jowhar: HOP#009 Oo Saaka La Dooranayo Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay Hirshabeelle.…