1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka 11-aad Oo Fadhigoodii Ugu Horeyay Yeelanaya Waxaa maanta oo sabti ah kulankoodii ugu horeeyay yeelanaya baarlamaanka cusub ee dalka, kaas oo la dhaariyay 14-ki bishaan. Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee golaha shacabka C/Salaan Xaaji Axmed Liibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbland oo Shaacisay Jadwalka Kuraas Kamid ah Deegaan Doorashada Labaad Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka kuraas ka tirsan golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo, waxaana guddigu soo bandhigay habraaca 8 kursi oo kamid 16-ka taalla gobolkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga FEIT Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadlay go’aan galabta kasoo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT, kaas oo deegaan doorashada labaad ee Jubbland loogu wareejiyay magaalada Ceelwaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo War Kasoo Saaray Go’aankii Guddiga FEIT Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland, oo FEIT uu go’aamiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Go’aamiyay Halka Lagu Dooranayo Kuraasta Gobolka Gedo Guddiga hirgelinta doorashooyinka FEIT ayaa maanta soo saaray go’aan ku aadan deegaan doorashada labaad ee maamulka Jubbaland oo aan wali lagu soo dooray 16 kursi oo taalla magaalada Garbahaareey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Dhabanacad: Sabtida 9:00 iyo Villa Hargeisa ayaa noo balan ah, Fasax Ma Jiro Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Dhabacad oo ka hadlay xarunta lagu dhaariyey xildhibaanada ee Afisyooni ayaa ugu horreyn u mahadceliyey ra’isul wasaare Rooble iyo guudiga doorashada isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghayeyaasha Labada Aqal oo Fariin Ku Aadan Dhaarinta u Diray Xildhibaannada Cusub Ee Labada Aqal Xoghayeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya Cabdikariim Xaali Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa fariin waxaa ay u direen Sanatarrada iyo xildhibaannada cusub ee la doortay ee lagu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Ka Socda FEIT oo Gaaray Baydhabo Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirhelinta doorashooyinka FEIT Muuse Geelle Yuusuf ayaa maanta gaaray maagalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana halkaas kusoo dhoweeyay xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: SEIT Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneyso ergooyinka laba kursi. Kuraasta kala HOP#106 iyo HOP#024 oo dhawaan lagu dooranayo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubna Ka Tirsan Guddiga FEIT Oo Ku Wajahan Baydhabo Guddiga doorshooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in xubna ka tirsan guddiga ay maanta oo Arbaco ah tagayaan magaalada Baydhabo si xal looga gaaro tabashooyinka maamulka Koonfur galbeed ee arrimaha…