1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo Guddi U Magacaabay Arrinta Gedo Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qiimayn iyo baaris ku sameeya xaaladda amni ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Guddigaan ayaa ka kooban todaba xubnood waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Habraaca Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Shaaciyey Jadwalka Kuraasta Lagu Dooranayo Boosaaso Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaacioyey jawanka 16 kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya , waxaana lagu dooran doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Lix Kuri Oo Baladweyne Lagu Doortay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Liiska Doroashada Afar Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Baladweyne Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo War Kasoo Saaray Dacwadda Kursiga HOP#045 Guddiga xalinta Khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah waxaa uu ku daray baaritaan uu sheegay guddiga in lagu samaynayo dacwad laga gudbiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Saxiixay Hindise Sharciyeedyo Dhowr ah Madaxwaynaha dowlad galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta saxiixay hindise sharciyeedyo dhowr ah , kuwaas oo horay u meel mariyeen golaha wasiirada iyo golaha wakiillada maamulka Galmudug,waxaana ay gaarayaan ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Liiska Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hergalinta dooroshooyinka SEIT ee Hirshabeele ayaa shaciyay liiska 11-kursi oo kamida kuursta golaha shacabka ee deegan dooroshadooda ay tahay magaalda baladwayne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Doorashada Lix Kursi Oo Dib Loo Dhigay ! Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid doorashada lix kursi oo maanta lagu dooran rabay magaalada Baladweyne. War ka soo baxay guddiga…