1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X )…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Waqooyi Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi. halkaan ka akhriso
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntoooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Golaha ayaa kulankooda maanta waxaa looga hadli doonaa ajandayaasha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabaka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Beeraha Soomaaliya Xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Beeraha Soomaaliya, kaas oo horay u soo gudbisay wasaaradda beeraha. Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii akhrinta akhrintii 3-aad, waxaa ay …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19 Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah. Guddigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaaka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in golaha ay akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 12 Murashax Madaxweyne oo Ku Hanjabay Iney Qaadhacayaan Doorashada Soomaaliya haddii ay DF Sii Waddo Musuq Ay Ku Eedeeyeen Murashaxiin 12 ah oo ka tirsan kuwa la filayo doorashada guud ee Soomaaliya ee 2020/2021 ayaa qoraal ay goordhow soo saareen waxaa ay ku hanjabeen in aaney qeyb ka noqon…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Tartamayaasha Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Ee Hirshabeelle Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Hishabeelle ayaa maanta shahaadooyinka aqoonsiga guddoonsiiyey murashaxiita u taagan hoggaanka sare ee maamulkaasi madaxwweynaha iyo ku-xigeenka. Murashaxiita maanta guddoomay shahaadooyinka ayaa ah shan musharrax,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar, waxaana uu ahaa kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ee Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka ayaa waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo Qoray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay” Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu goordhow soo saaray waxaa uu laaley isla markaana sheegay in aan waddo sharci ah loo marin magacaabista guddiga…