1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Waare oo Magacaabay Xubnaha Hishabeelle Ku Matalaya Guddiyada Heer Federaal Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa manta soo gudbiyey xubnaha maamulkaas ku matalaya guddiyada doorashada heer federal ee 2020-2021 oo laga sugayey iney soo gudbiyaan. Madaxweynaha xubnaha uu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jowhar: Fowdo Ka Socota Dhismaha Maamulka Hirshabelle, Maku Jirtaa Dowladda Federaaka ah? Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhismaha baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle iyada oo khilaaf uu ka jiro burbur keeni kara, dadka qaarna ku sheegayaan fawdo siyaasadeed. Iyada oo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 47-aad ee Baarlamaanka Puntland oo Furmay Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka furmay kalfadhiga 47aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni, wasiirro,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulan Lagu Taageerayay Musharraxa Xildhibaan Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Xaflad lagu soo dhoweynayay Musharrax xildhibaan 2021/2025 Marwo Farxiyo Axmed Diini ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho Waxaa kulanka lagu soo dhoweynayay Musharraxa Xildhibaan Farxiya Axmed diini kasoo qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Duubabka Dhaqanka Hirshabeelle oo Ku Qulqulaya Jowhar Magaalada Jowhar ee gobalka Shabeellada dhexe dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hoggaaminayey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Galmudug oo Ansixiyey Sharciga Lagu Dhisayo Ciidanka Daraawiishta Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda u ah maamulkaas ayaa ansixiyey sharciga lagu dhisayo ciidanka daraawiishta, kaas oo horay ay u…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Laftagareen oo Maanta Furay Kalafadhiga Labaad Ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboledka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee golaha wakiillada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan iyo waxyaabaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobaha Ganacsiga Ee Cadaado oo Maanta Xiran iyo Sababta+Sawirro Waxaa maanta xiran gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka goboleedka Galmudug, waxaa sidaasi u sheegay Goobjoog News dad deegaanka ah. Xirnaanshiyaha ganacsiga ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Maanta Afar Sharci La Horgeeyey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad ee golaha wakiillada maamulkaas. Kulanka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cismaan: Waxaa La Dhisayaa Hirshabeelle Loo Dhan yahay Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo galinkii danbe ee shalay gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda u ah maamulkaasi, iyadoo si diiran loo soodhoweeyey, ayaa waxaana uu …