2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Agaasimeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Ku Heshay Xatooyo Dadweyne Maxkamadda gobolka Banaadir, qeybta ciqaabta waaxda tashiga ayaa maanta xukun ka gaartay dacwado ay sheegtay iney la xiriireen xooto dadweyne iyo arrimo kale, 9 qof oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020. Prof. Xasan Sheekh Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muxuu Deni Kala Hadlay Guddoonka Golaha Wakiillada Maamulkaasi? Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa kulan kula qaatay xalay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal madaxeyne ku-xigeenka maamulkaas, Axmed Cismaan Karaash, guddoonka golaha Wakiillada iyo qaar kamida Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir, Halkaan Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubballand iyo Puntland oo Qaadacay Shirkii Dhuusamareeb3 iyo Wixii Kasoo Baxay Maamullada Puntland iyo Jubbalnd oo soo saaray qoraal wadajir ah ayaa ka hor yimid shirkii Dhuusamareeb3 oo lagu soo idleeyey Galmudug, iyaga oo sheegay wixii ka soo baxay shirkaas uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Sheegtay iney Ka Been Abuurteen Guddiga Farsamo Ee Dhuusamareeb3 Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac. …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhuusamareeb 3 Magaalada Dhuusamareeb waxaa ay isu diyaarisay martigelinta shirweynaha Soomaaliya ee doorashada, waxaana hadda soo dhameystirmay dhammaan hawlihii qabanqaabada. Wufuudda caasimadda Galmudug joogta waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliyeed Maxamed Cabdulahi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3 Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3. Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa…