1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Meydka Ra’isul wasaarihii hore oo Muqdisho La Keenay, Laguna Tukaday Waxaa maanta Muqdisho la keenay meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya asan Abshir Faarax oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Turkiga. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonk, guddoonka baarlamaanka iyo xubno kale…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Aas Qaran Oo Garowe Loogu Sameeyay Madaxwaynihii Hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi Aas Qaran ayaa Garoowe loogu sameeyay Madaxwayinihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi,waxaan aaska ka qaybgalay Madaxda Jubbaland, Puntland ,Galmudug iyo sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Ma Aqbaleyno Doorasho Dadban Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal oo maanta hadlay ayaa sheegay in aan marnaba la aqbaleyn doorasho dadban iyada oo golaha uu ansixiyey sharciga doorashada. Guddoomiye Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid Eng Faysal cali waraabe iyo Dr c/raxmaan cirro ayaa maanta kulan kula qaatay magaalaga Hargeysa ee Somaliland danjiraha Midowga Yurub Nicholas Berlanga Labada…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Laashey Ishor Istaaggii Qareennada Gurbiye, Amartana in La Sheego Dhibbanaha Maxkamadda gobolka Banaadir ee qaadeysa dacwada tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Gurbiye ayaa fadhigeeda maanta waxaa ay ka jawaabtay ishor istaaggii qareennada weriyaha ay sameeyeen talaadadii hore. Garsooraha kiiska Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Muqdisho Kula Kulmay Xisbiyada KMG u Diiwaangashan? Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diwaangashan ee ka jira dalka. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Ku Baaqay Shir Kale oo Laga Tashanayo Nooca Doorasho ee 2020 Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyoodey Maxamed Cabdi Xaashi oo ahaa madaxweynihii hore ee Puntland ayaa xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xaashi waxaa uu sidoo kale ahaa madaxweyne ku-xigeenkii maamulka 1998-2004-tii, waxaana uu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Dhuusamareeb Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo ay ka hadleen dhammaan madaxweyneyaasha. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka golaha shacabka, kaas oo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka golaha ayaa ah 1 Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka…