1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu wadaa in golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah, ka doodista xeerka matalaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Kootada Haweenka Kulan maanta golaha shacabka ay isugu yimaadeen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku meelmariyeen, xeerka qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka ah, kaas oo maalmahan golaha uu …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka Sare In Aan Lagu Qaybin Hannaanka 4.5 Oo Laga Soo Horjeestay. Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka sare in aan lagu qaybin hannaanka 4.5 oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Arinkaa
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara In Gabar Ah Loo Xiro Anigu Ma Qabo Waa Inaan Awoodeena Wax Ku Raadsanaa” Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara in gabar ah loo xiro anigu ma qabo waa inaan awoodeena wax ku raadsanaa” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cal “Dumarka Iyagaa Laga Rabaa In Ay Xaquuqdooda Raadsadaan” Xildhibaan Cabdi Cal ayaa sheegay in dumarka laga rabaa in ay xaquuqdooda raadsadaan Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “Waxaa Billaabatay In Kuraasta Sidii Xawilaaddii Deegaanno Kale Loogu Xawisho, Saxna Ma Ahan” Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in ay billaabatay in kuraasta sidii xawilaaddii deegaanno kale loogu xawisho, saxna maahan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Fowsiya “Dhibaatada Iyo Isqabqabsiga Jira Waxaa Sabab U Ah 4.5” Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegtay in dhibaatada iyo isqabqabsiga jira ay sabab u tahay 4.5. Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka. Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo…