Maamulka Hirshabeelle Oo Yeeshay Miisaaniyaddii Ugu Horeysay Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta meel mariyey Miisaaniyad-sanadeed cusub oo maamulka ku shaqeyn doono sanadka 2020-ka, waana miisaaniyaddi ugu horeysay ee maamulku yeesho. Kulan maanta golaha baarlamaanka dowlad gobaleedka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirro iyo Xildhibaanno Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Safarka Deni ee Muqdisho Wasiirrada iyo xildhibaannada kasoo jeeda Puntland ee ku jira dowladda federaalka ah ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku soo dhoweeyey safarka la filayo inuu Madaxweynaha Puntland ku yimaado Muqdisho…
2 daqiiqo Kulamada Dib U Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Magaalada Baydhabo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan dood-wadaag si wadajir ah ugu…
3 daqiiqo Kulamada Wadatashiga Dib-u Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Baydhabo Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la-socodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor Oo Saxiixay Miisaaniyadda 2020-ka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye “Qoorqoor” ayaa saxiixay miisaaniyadda dowlad goboleedka Galmudug ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay meelmariyeen golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka labaad ee Galmudug. Miisaaniyada…
1 daqiiqo Guddoonka 2-da Gole Oo Magacaabay Guddi Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Qaranka Warsaxaafadeed si wada jira uga soo baxay labada guddoon ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay guddi ku meel gaar ah oo ka shaqeynaya diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka…
1 daqiiqo Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee Koonfur Galbeed Oo Sharraxay Shuruudaha Xildhibaanada Cusub Maxamed Keeroow Maxamed guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka warbixiyay shurudaha looga baanahanyahay…
1 daqiiqo Galmudug oo Ansixisay Miisaaniyad Ka Badan 17 Milyan oo Dollar Baarlamaanka dowlad gobaleeda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan u jeedkiisu ahaa ka doodista iyo meel marinta miisaaniyadda dowlad goobaleedka 2020 oo horay ay u soo gudbisay wasaaradda…
2 daqiiqo Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Khilaaf Maamulkaasi Ka Taagnaa Iyada oo khilaaf uu u dhaxeeyay baarlamaanka Puntland iyo xukumadda madaxweyne Deni kaasi oo salka ku hayay cidda noqonaysa madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi marka ay dalka kawada maqanyihiin madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Meel Mariyay 7 Hindise Sharciyeed Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ayaa waxa ay meel mariyeen hindise sharciyeedyo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo 7 hindise sharciyeed. Hindise sharciyeedyada ay…