1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee Koonfur Galbeed Oo Sharraxay Shuruudaha Xildhibaanada Cusub Maxamed Keeroow Maxamed guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka warbixiyay shurudaha looga baanahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug oo Ansixisay Miisaaniyad Ka Badan 17 Milyan oo Dollar Baarlamaanka dowlad gobaleeda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan u jeedkiisu ahaa ka doodista iyo meel marinta miisaaniyadda dowlad goobaleedka 2020 oo horay ay u soo gudbisay wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Khilaaf Maamulkaasi Ka Taagnaa Iyada oo khilaaf uu u dhaxeeyay baarlamaanka Puntland iyo xukumadda madaxweyne Deni kaasi oo salka ku hayay cidda noqonaysa madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi marka ay dalka kawada maqanyihiin madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Meel Mariyay 7 Hindise Sharciyeed Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ayaa waxa ay meel mariyeen hindise sharciyeedyo kala duwan oo gaaraya ilaa iyo 7 hindise sharciyeed. Hindise sharciyeedyada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni oo Magacaabay Guddiga Shirka Wadatashiga Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay guddiga diyaarinta shirweynaha wadatashiga dowlad gobaleedka Puntland iyo xubnaha ku matala labada gole ee dowladda federaalka siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Hadaljeedintii Kulankii Maanta Ee Golaha Aqalka Sare oo Lagu Ansixiyey Sharci Horyaalay Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey hindise-sharciyeedka jaangoynta iyo tayo dhowrka Soomaaliyeed. Kulanka golaha ayaa waxaa soo xaadiray 28 mudane oo maanta uu ku furmay kooramka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Ka Hortimid Sharci uu Farmaajo Saxiixay Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka hortimid sharciga Shidaalka dalka oo dhowaan uu saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlad gobaleedka Puntland ayaa lugu sheegay in diyaarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Farsamada Xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Sheegay in Hanaankii Hore Wax Ku Soo Xulidoonaan Guddoomiyaha Guddiga farsamada soo xulista Xubnaha Barlaamanka Labaad ee Koofur Galbeed Soomaiya ayaa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha horyaalla iyo qaabka ay u wajahayaan shaqada loo igmaday. Maxamed Keeroow Maxamed, Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen Oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeyn doona soo xulista xildhibanada cusub ee maamulkaasi. Guddigan oo ka kooban 10 xubnood ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ansixiyay Sharciga Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta waxa ay ansixiyeen sharciga hanti dhowrka guud ee qaranka ka dib kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulankan ay maanta yeesheen aqalka sare ayaa…