1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saleebaan oo La Musuqay: Saxiixe Galmudug oo La Badalay iyo Murashax Arrinta Ku Lug Leh Nabaddoonno ka tirsan jufada reer Maxamed Cabdi oo ka tirsan beesha Saleebaan ee Galmudug, oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya musuq lagu sameeyey saxiixe ka tirsanaa odeyaashii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu hortago golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanno gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Warbixin Ka Dhageysanaya Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankooda warbixin uga dhageystaan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, isla markaana ay mudanaayasha sii amba qaadaan ka doodista…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Sii Wada Akhrinta Sharciga Doorashada. Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulmay kulankoodii 21-aad kala fadhigii 6-aad waxaana shir guddoominaayey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh sheekh Cabdiraxmaan. Ajandaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Maareeye oo Golaha Shacabka u Hortagaya Su’aalo La Xiriira Siyaasadda Warbaahinta Qaranta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u yeeray wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareye inuu hor yimaado 15 Dec 2019. Wasiira ayaa su’aalo laga weydiin doonaa shaqada…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamul Xummida Wasiir Oomaar Oo Ay Halis Ugu Jiraan Diyaaradaha in Laga Mamnuucayo Duulimaadyada Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa maamul xummidiisa darteed waxaa halis ugu jira in dhammaan diyaaradaha ka shaqeeya Soomaaliya la geliyo liis caalami ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Barlamaanka Puntland oo Xubinnimadii Kala Noqday Dhoobo- Daareed Mudanayaasha golaha wakiillada dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta xubinnimadii xildhibaannimo kala noqday Cabdixakim Maxamed Axmed Dhoobo oo la sheegayo in eedeymo loo soo jeediyey. Fadhiga golaha oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Markale Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka. Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Aqalka Sare? Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka…