1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiin Galmudug oo Ka horyimid Guddiga Farsamada Qaar ka mid murashaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlag gobaleedka Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjestay magacaabista guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug oo ay soo saartay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guddoomiye Abshir Axmed iyo Wafdigiisa ayaa Tagay Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda dowlad gobaleedka Jubbaland gaaray wafdi balaaran uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed, oo ay ku jiraan qaar kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole ayaa Madaxweyne Farmaajo uu si wadajir ah maanta u furay, iyadoo ay ka qeyb galeen ra’isul wasaarihiisa Kheye, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Qaranka oo Ka Sheegtay Dhex Degenaashiyaha Villa Somalia Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta sheegay in guddiga ay la soo gudboonaatay caqabad dhanka shaqada ah oo la xiriirta dhex daganaanta guddiga ee Villa Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa socota qaban qaabada munaasabadda lagu furayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kheyrow Halkeed Ka Keentaa, Yaase Iska Leh Lacagaha Aad Bixiso? Ra’isul wasaaraha federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa todobaadkan waxaa lacag ugu deeqay dib u dhiska buundada Baardheere ee gobolka Gedo. Ma aha markii ugu horeysay ee ra’isul…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Soo Gaaray Muqdisho Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaraha Aadan Cadde. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Kheyre oo War Kasoo Saartay Doorasho Cusub oo Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jubbaland Ah Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ayaa maanta qoraal kasoo saartay doorasho cusub oo ka dhacda dowlad goboleedka Jubbaland. Halkaan Ka Akhriso qoraalka wasaaradda Goobjog News
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Bayaanka Dacwo Ka Dhan Laanta Fulinta oo Himilo u Gudbisay Maxkamadda Sare Xisbiga Himilo ayaa maanta waxaa uu dacwad ka dhan ka ah laanta fulinta u gudbiyey maxkamadda sare ee JF ee Soomaaliya. Bayaan Saxaafadda lala wadaagay ayaa lagu bilaabay”Sida aad la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guuleed iyo Shariifka oo Gaaray iyo Wufuud Kale oo La Filayo Wafdi ay horkacayaan madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Ujeedka safarka…