Magaalada Nairobi oo Wali Dibadbaxyadu Sii Socdaan iyo Cabsi Xooggan oo Laga Muujinayo Dibad-baxyo xooggan ayaa weli ka socda guud ahaan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay ka dheceen bannaanbaxyo xooggan oo ay boolisku xakamayn waayeen. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacabka Muqdisho oo Bannaanbax Looga Soo Horjeedo Weerarkii Liido Maanta Ku Qabtay Xeebta Dibad-bax looga horjeedo qarixii lagu hoobtay ee dhowaan ka dhacay xeebta Liido ayaa hadda ka socda isla goobtaas, waxaana isugu baxay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo gobolka Banaadi.
1 daqiiqo Dowladda Bangladesh oo Xabsiga Dhigtay Arday Ka Qeybgashay Bannaanbax Looga Soo Horjeeday Dowladda Bangladesh ayaa xabsiga u taxaabtay saddex hoggaamiye arday, kuwaas oo gacan ka gaystay isu-dubbaridka isu-soo-baxyada looga soo horjeedo kootada shaqada ee dawladda ee ay gaarka u leeyihiin qoyaska.
1 daqiiqo Shacab Israel iyo Falastiiniyiin ah oo Ku Hor Bannaanbaxay Goob uu Khudbad Ka Jeedinayay Benjamin Netanyahu Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Israa’iil iyo dagaalka ay ka waddo marinka Qasa ayaa ka dhacay afaafka hore ee aqalka Congress-ka Mareykanka oo uu khodbad ka jeediyay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.
2 daqiiqo Muxuu Ra’iisulwasaraha Maamulka Isael Kala Kulmay Safarkiisii Waashinton? Ra’iisul wasaaraha maamulka Israa’iil oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ataa la kulmay bannaanbax aanu filayn oo looga soo horjeedo dagaalka marinka Qasa xilli uu ku sii jeeday aqalka Congress-ka oo uu doonayay.
2 daqiiqo Booliiska Uganda oo Xabsiga Dhigay Tiro Dad ah oo Ka Qeybgalay Bannaanbaxa Looga Soo Horjeeday Dowladda Booliiska dalka Ugandq ayaa xiray tobanaan qof oo ka qeyb qaadanayay dibadbaxyo looga soo horjeedo musuqmaasuqa oo ka dhacay caasimadda Uganda ee Kampala, sida ay sheegeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanuhu.
2 daqiiqo Dibadbaxyo Rabshado Wata oo Ka Socda Dalka Bangladesh iyo Dad Ku Geeriyooday Dibad-baxayaal arday ah oo dalbanayay in la joojiyo kootada shaqooyinka dawladda ee Bangladesh ayaa isugu soo baxa magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, waxaana ku dhintay ugu yaraan 6 qof, boqolaal kalena.
1 daqiiqo Dibadbaxyada Kenya oo Sii Socda iyo Xuska Dibadbixii 1990-kii oo Maanta Dalka Ka Dhacaya Sanad walba waxaa dalka kenya laga xusaa 7-da Luulyo oo ah maalin taariikhi u ah dalka, islamarkaana loo yaqaan Saba Saba ama todobada bisha 7aad, taas oo lagu xasuusto Dibad-baxyo lagu dalbanayay dimuqraadiyadda.
2 daqiiqo Banaanbaxyo Ruxay Caasimadda Kenya Xilli Dukaamo Hor Leh Boob iyo Gubis Lagu Sameeyay Bannaanbaxyo waaweyn kale oo rabshado watay ayaa dib ugu qarxay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, xilli kii ugu ballaarnaa Talaadadi shalay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah.
2 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Banaanbaxyada Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Kenya Sida ay ku waramayso warbaahinta dalka Kenya dalkaasi waxaa hadda ka socdo dibadbaxyo ay dhigayaan dadka kenyanka ah ee ka soo horjeeda hindse-sharciyeedka maaliyadda ee canshuurta lagu kordhinayo.