1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Eng. Axmed Salaad Dhiblaawe “Muqdisho City Club, Waxay Dhigaysaa Bannanbaxii Ugu Weyn Ee Loogu Soo Horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya” Maamulka naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay Magaalada Muqdisho ka dhigayaan bannanbax weyn oo loogu soo horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagat Soomaaliya, wuxuuna banaanbaxan ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiraxmaan Mursal ” Macallin Cabdi Joon Ku Soo Dhawoow Heegan” Kooxda Kubbadda Cagta Heegan Sports Club ayaa soo bandhigtay tababarihii hore kooxaha Raadsan,Horseed,Elman iyo Dekedda Cabdiweli Maxamed Maxamuud (Cabdi Joon) oo ka mid ah tababaryaasha ugu wanaagsan kubbadda cagta gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo “Xiriirka Kubad Cagyaraha Iyo Xiriirka Kubabdda Cagta Soomaaliya Waan In Ay Wada Shaqeeyaan” Falanqeeyaasha kala ah Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo iyo Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda ciyaaraha gudaha ayaa bogaadiyay da’daalada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubad cagyaraha ee SOMFA,iyagoo soo jeediyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yoonis Cabdirisaaq Faarax Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaaq Faarax ayaa ku biiray kooxda Eskilstun City ee ka dhisan Wadanka Sweden, waxaana xidigan ka dhalay xidigihii hore kooxaha Madbacada Qaranka iyo naadiga Horseed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Faarax Daguur “ Tababare Cabdi Joon Wuxuu U Qalmaa Hogaaminta Xulka Qaranka Soomaaliya” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda Ciyaaraha gudaha iyo dibadda ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports wuxuu kaga hadlay arimo badan,Ugu horeyn falanqeeye Cabdullahi Faarax wuxuu ka hadlay tababare…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdi Nuur Oo Markii Labaad Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Kubbadda Cagta Gedo Ee Jubaland Is Badalka ka socda Gobolka Gedo ee Maamulka Jubaland ayaa keentay in dhalinyarada ay qaataan doorkooda horomarinta ee dhinacyada isdhaxgalka bulshada iyo kor u qaadida ciyaaraha, waxaan doorasho ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya Waa Lawada Lee Yahay” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed Kubad Cagyaraha oo magaalada Muqdisho kaga qeybgalay soo dhaweynta xidigaha Xulka Qaranka Minifootboolka ee ka soo laabtay Wadanka Nigeria ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo “Xulka Qaranka Soomaaliya Waan In Uu Helaa Kulamo Saaxiibtinimo” Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo oo ka mid ah falanqeeyaasha Ciyaaraha Gudaha iyo Dibadda ayaa soo dhaweeyay warqadii ay dhawaan soo saareen xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee ku saabsaneed in is badal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdulaahi Faarax Daguur ” Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Waxay U Baahanyihiin Tababaro Joogta ah” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka mid ah gorfeeyaasha isboortiga dalka ayaa sheegay in muhiim tahay in ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubabdda Cagta Soomaaliya ay helaan tababaro joogta iyo ciyaaro saaxiibtinimo, hadii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Shaqsiga Ugu Wanaagsan Isboortiga Soomaaliya. Tababarihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya soona hogaamiyay Kooxaha Elman iyo Dekedda iminka ah Madaxda farsamada kooxda kubbadda cagta Elman Yuusuf Cali (Yuu-Cali) ayaa ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ugu Wanaagsan…