1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Rabnaa In Aan Fursad Siino Halmilyan Oo Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Matasha Xulka Qaranka Soomaaliya”. Madaxda cusub ee Wasaaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland ayaa kulan booqasho is barasho la yeeshay madaxda xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya,wuxuuna u jeedka kulan ahaa in si dhaw ay u wada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”. Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball Xiriirka Kubbad Cagyaraha Soomaliya ee Somali Minifootball Association wuxuu ka mid yahay xiriirada ku soo kordhay caalamka,waxaana Soomaaliya laga aas aasay sanadii 2015,iyadoo guddoomiyihii ugu horeeyay ee Somali Minifootball Association…
9 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste) Fiinaalkii Champions League ee sanadkii 2007 dhex maray kooxaha Liverpool iyo AC Milan ayaanan sameyn taariikh iyo xusuus u dhiganta fiinaalka tartankaas ee 2005 ka dhacay Istanbul. Labadan koox ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood Paul Pogba ayaa aakhirkii dib u helay Baabuurkiisii Rolls-Royce ka ahaa ee muddo dhowr bilood ah ku jiray gacanta booliska. Xiddigga kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska, Paul…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO Joe Hart ayaa jecel nolosha Magaalada London, waxaana uu qiimo jaban oo dhan 3.69 milyan oo gini ku iibinayaa Gurigiisii ku yaalay Greater Manchester. Dadka ayaa indhaha kala furay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa ka sheekeeyay ka hoos shaqeynta Tababare Pep Guardiola iyo xeeladihii uu sameyn jiray markii uu macallinka u ahaa Bavarians. Muller ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la ogaaday weeraryahanka ay diiradda saaran doonto, kaasoo ay u aragto bedelka Lionel Messi haddii uu kabtankeeda uu ka tago garoonka Camp Nou. Naadiga reer…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hakad ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City Sida wararku ay sheegayaan waxaa hakad uu ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daabacay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garowe Qaybta kubada Kolayga ayaa labadii bil ee u danbeeyay wuxuu uga socdaa Tababar Gabdho loo tababarayo sidii ay u noqon lahaayeen xidigo ciyaara kubadda…