Ciyaaryahan Hanti Dhowr “Dalkeena Horomar Ayaa Ka Jira” Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Som United Axmed Cabdi Maxamed (Hanti Dhowr) ee ka ciyaara horyaalaa heerka afaraad dalka Sweden ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto rajo weyn oo soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “Som United Waxaa Ka Go’an Garab Istaagida Akadeemiyada ITAAL Football” Maamulka Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin garab istaada iyo horomarinta Akadeemiyada ITAAL Football Academy ee…
3 daqiiqo Warbixin Gaar Ah oo ku Saabsan Tartankii Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Dhacdooyin Cajiib ah oo aadan ogayn ayaa laga diiwaan galiyay tartankii kubbadda cagta Maamul Goboleedyaada iyo Gobolka Benaadir 2020 oo ay ku guulaystaan kooxda sanadkii sadexaad martigelisay ee Gobolka Banaadir.…
2 daqiiqo Guddoomiye Wiish “Waan U Mahadcelinaynaa Dhamaan Kooxihii Ku Guulaystay Tartamadii Aan Qabanay Sanadkii La Soo Dhaafay 2020 Iyo Xidigaha Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir ayaa abaalmariyay Kooxda Gobolka Banaadir ee ku guuleysatay ciyaarihii Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, 2020,Tartankii kubbadda Cgata degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Tartankii kubbadda cagta Waaxyaha Gobolka oo dhamaan ka dhacay…
2 daqiiqo Horseed Oo Madaxa Suuq Gaynta & Warbaahinta U Magacaawaday Ciyaaryahan Hore Kubbadda Cagta Qoraal Ka soo baxay Maamulka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed ayaa lagu shaaciyay in mudane Cabdi Nuur Maxamed Nuur loo magacaabay xilka Madaxa Warbaahinta iyo Suuqgaynta Naadiga Horseed,waxaana qoraalka la sii…
2 daqiiqo Badri Axmed “Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaa Maamulka Iyo Ciyaartooyda Kooxda Elman” Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Kubbadda Cagta Elman Badri Ahmed Cabdulle ayaa soo dhaweeyay is badalka iyo waxqabadka uu la yimid Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed…
2 daqiiqo Geesey “Waan Ku Faraxsanahay Abaal Marinta Aan Helay” Gool Haye Cabdullahi Cali Shiine (Geesey) oo ka tirsan kooxda kubbadda cagta Puntland ayaa laga gudoonsiiyay abaal marinta laacibkii ugu wanaagsanaa guud ahaan deeganada Puntland sanadkii la soo dhaafay,waxaana abaal…
3 daqiiqo Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn” Kooxda Kubbadda Cagta Som United oo ah kooxaha Soomaaliyeed kana ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa sanadkii dhamaaday 2020 waxa ay horomaro kala gedisan ka samasay tartamada kala…
2 daqiiqo Cabdiqaadir Macallin Jameeka “Waan U Mahadcelinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Geystay Dhismaha Masjidka Xasan Balad Ee Xafaada Xamar Jadiid” Masaajidka Xasan Balad ee ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa lagu sameeyay dib u dhis balaaran,iyadoo mudo ka dib si rasmi loo furay naqshada cusub iyo dib…
1 daqiiqo Ciyaaryahan Xasaasi “Waan Qaadaynaa Horyaalka” Laacibka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) ayaa sheegay in kooxdiisa Horseed ay sanadkan ku guulay sanayso horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2020-2021,wuxuuna intaa ku daray in…