Xoghaye Jamaal Xaashi “Waxaan Kulan Is Xog Waraysi Iyo Wadashaqeyn La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse” Xoghayaha Xiriirka Xariga Ka Boodka Soomaaliya mudane Jamaal Xaashi Tuure ayaa kulan la qaatay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,waxayna labada dhinac kawada hadleen arriimo badan oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiye Mahad “Degmada Waaberi Waxa Ay Diyaar U Tahay Soo Dhaweynta Bahda Isboortiga Gudaha Iyo Dibada” Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo dhaweynta bahda ciyaaraha Soomaaliya ee joogta gudaha dalka iyo laacibiintii hore ee ku soo laabanaysa Magaalada Muqdisho kuwaas…
1 daqiiqo Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi Oo kulan Soo dhaweyn Ah U Samayay Qurabjoogta Ku Soo Laabatay Muqdisho Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa kulan soo dhaweyn ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya iyo qurbajoogta ku soo laabanaysa caasimada,iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta…
1 daqiiqo Wasaarada Ciyaaraha Jubbaland Oo Dib U Dhigtay Qabashada Doorashada Xiriirka Kubbadda Cagta Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Jubaland Mudane Cusmaan Xuseen Xaaji Fayruus ayaa soo saaray warqad ay ku cadahay xiliga dhabta aha ee laqaban doono Doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland…
2 daqiiqo Kooxda Saxafi Oo La Wareegtay Ciyaaryahan Sarqaawi Kooxda Kubbadda Cagta Saxafi ee ka ciyaarta horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya ayaa la soo wareegtay saaxiibada aad isku jecel ee kaalinta labaad keenay kooxda Galmudug ee kala ah Maxamed…
1 daqiiqo Maxay Kawada Hadleen Wasaaradda Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed? Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa kulan la qaatay madaxda Xiriirka kubbadda cgata Koonfur Galbeed,iyagoo kawada hadlay arrimaha horomarinta kubbadda cagta Koonfur Galbeed iyo sidii ay…
2 daqiiqo Agaasime Cumar “Galmudug Way Ku Faraxsantahay In ciyaaryahan Sarqaawi Looga Yeero Xulka Qaranka Soomaaliya” Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mduane Cumar Cabdi Guure ayaa bogaadiyay da’daalka wanaagsan ay soo bandhigeyn xidigaha Galmudug ee kaalinta labaad ku dhameystay tartanka kubbadda cagta Maamul…
2 daqiiqo Guddoomiye Dacar “Waa Shaqo Aadag Xilka La Ii Magacaabay” La Taliyaha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) ayaa loo magacaabay Madaxa Gobolada Xiriirka kubbadda cagyaraha Soomaaliya ee (Somali Minifootball),waxaana qoraal ka soo baxay xafiika Xiriirka kubbadda cagyaraha…
2 daqiiqo Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo” Maamulka Degmada Gaalackyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Gaalkacyo ugu sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug mudane Cumar Guure oo mudo…
2 daqiiqo Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Kooxaha Jubbaland Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilic) ayaa kulan la qaatay madaxda kooxaha Jubaland,wuxuuna u jeedka kulanka ahaa mid uu Guddomiyaha ku shaacinayo in uu yahay musharax markale u…