Cali Yare Oo Balan qaad U Sameeyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Maxamed Wardheere (Cali Yare) ayaa kulan dhiirihgelin u sameeyay ciyaartooyda kooxda Gobolka Banaadir ee soo gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Ayaa Kulan Dhiirigelin Ah U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macallmiinta Gobolka,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Maamulka Isboortiga Gobolk Banaadir ayaa kulan dhiirigelin u sameeyay ciyaartooyda matalaysa Gobolka ee markii ugu horeesay soo gaartay heerka ugu danbeeya tartanka kubbadda cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.…
2 daqiiqo Wasiir Fiqi “Yaa Noo Fasiri Kara Sababta Dib Loogu Dhigay Ciyaarta Fiinaalka” Wasiirka Amniga Galmudug Ahna Xildhihaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliiya Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay barahiisa bulshada kaga hadlay sababta ay u baaqatay ciyaarta Fiinaalka ee…
2 daqiiqo Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo CaliCali (Faadumo Faandhe) oo ku hadleysay Magaca Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Hogaanka Baarlamaanka Galmudug ayaa Ciyaartoyda Galmudug u balan qaaday,Hadii ay ku guuleystaan…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Mahadceliyay Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Ee Soo Gaaray Fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyda Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baalrmaanka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlaamankaas ayaa ku dhiiri gelin iyo mahad celin u sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda kooxda Galmudug ee markii ugu horeesay…
2 daqiiqo Wasiir Najax “Hadii Aan Jawaab Laga Bixin Wixii Ku Dhacay Kooxda Koonfurgalbeed, Kama Qeybgali Doonno Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed ayaa si kulul ugu hadashay dhacdii shalay ka dhacday banaanka garoonka kubbadda cagta Eng.Yariisow,ka dib markii dhaawacyo kala duman loo geystay qaar ka mid…
2 daqiiqo Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Guusha Ciyaartooyda Galmudug Oo Ka Dhacay Inta Badan Magaalooyinka Waaweyn Ee Galmudug Waxaa baan baxayo waaweyn oo lagu taageerayo ciyaartooyda Galmudug ee markii ugu horeesay gaaray fiinalaha tartanka Kubbadda Cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ka dhaceyn inta badan magaalooyinka waaaweyn…
2 daqiiqo Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish ayaa soo dhaweeyay guusha taariikhiga ay ciyaartooyda Gobolka Banaadir u soo hooyeen Caasimada,ka dib markii kowaad ay gaareyn fiinlaha tartanka Kubbadda Cagta Maamul…
2 daqiiqo Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa hambalyo dhiiri-gelin u soo diray ciyaartooda iyo macallimiinta kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee marki ulu horeesay gaaray Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…