Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid Ayaa Dhanbaal Hambalyo ah Hawada umariyay “Ciyaartoyda,Macaliminta,maamulka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,isoo sheegay in ay sugayaan koobka oo lagau dajiyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Waa Sidee Aragtida Taageerayaasha Galmudug? Taaageerayaasha Kooxda Galmudug oo intooda badan la hadlay Goobjoog Sports ayaa u mahad celiyay Madaxda,Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug wada shaqeynta wanaagsan ay sanadkan sameeyeen,iyagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Guddoomiye Xasan Shire “Waxaan Ku Faraxsanahay Taariikhda Ay Samaysay Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire ayaa sheegay in sanadkan ay taariikh weyn ka sameeyeen tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Suujino “Muqdisho Waxay Dirtay Sawir Qurux Badan” Weriye Saciid Suujino oo ka mid ah rugcadayaasha waxa ka qor arrimaha ciyaaraha Dalka dhawaan ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay horomarka ay samaynayso…
2 daqiiqo Gudoomiye Xasan “Waan Dhiirigelinayaa Qabsoomida Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banadir” Guddoomiye Ku Xigeen Somaali Mini Football Xasan Cabdi Goodax ayaa bogaadiyay qabsoomida tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay dhamaan ciyaaartooyda xirfada wanaagsan…
1 daqiiqo Gulmudug oo Gaartay Finalka Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horeysay Waxaa goordhaw garoonka kubadda cagta ENG yariisow ee magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeyay kulan ciyaareed xiisa badan kaas oo ka tirsan tartanka kubadda cagta maamul gobaleedyada dalka. Ciyaartan oo ay…
2 daqiiqo Dr.Cabdiqani Sheekh Oo Kulan Mahad-Celin U Sameeyay Ciyaartooyda Jubaland Dr.Cabdiqani Sheekh Cumar oo ka mid ah aqoon yahanada kasoo jeeda Jubbaland ayaa kulan sagootin ah usameeyay ciyaartoyda kooxda Kubbada Cagta Jubbaland ee sanadkan ka qeyb gala tartinka kubbadda cagta…
2 daqiiqo Madaxda Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Ayaa Kulan Dhiiri Gelin U Sameeyay Ciyaartooyda Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Munasaabadan lagu waynayay u soo bixitaanka kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee wareega Afar dhamaadka tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,waxaana kulankan soo abaabulay Madax…
2 daqiiqo Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Way Mahadsanyihiin Taageeryaasha Koonfur Galbeed” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taageerayaasha kooxda Koonfur Galbeed,kaalinta ay ka qaateen dhiiri-gelinta xidigahooda labadii ciyaar ay la dheeleyn kooxaha Jubaland…
1 daqiiqo Koonfur Galbeed Iyo Puntland Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir kooxaha Puntland iyo Koonfur Galbeed oo wada dheelay kulankii 6-aad ee tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 1-1,waxayna labada koox u soo gudbeen…