1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cumar Cali “Reer Uganda Way Soo Dhawaynayaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyaha Ururka kubbadda cagta Dalka Uganda Mr.Cumar Cali iyo saaxiibadiisa ayaa soo dhaweeyay una soo hambalyeeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar inta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Garooje ” Bahda Isboortiga Waan In Ay Si Hufan Ula Shaqeeyaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyihii hire kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa ugu baaqay xiriirada ka dhisan Soomaaliya in ay si dhaw ula shaqeeyaan Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciis Xamsa,isagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Muraad Cabdiqaadir “Waan Ku Faraxsanahay Qabashada Kooxda Elman” Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaacisay in ay soo qaadatay macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada wax ku soo bartay qurbaha heer sarane ka gaaray xirfada tababarnimo,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyrada Degmada Marka Oo Fariin Hambalyo U Soo Diray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa Qaar ka mid ah dhalinyarada Degamada Marka ayaa soo dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar waxayna sheegeyn in Wasiir Xamsa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Sheekh “Wasiir Xamse Saciid Wuxuu Ku Soo Aaday Xili Loo Baahnaa” Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa xidighii hore kubbadda Kolayga Soomaaliya,daraje sarane ka gaaray xirfada kolayga ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudana Xamse Saciid…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Som United Oo Casuuntay Laacib Yoonis Faarax Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa casuuntay xidigaha kala ah Mustafa Nakuuja iyo laacib Yoonis Faarax oo ka mid ah xidigaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah” Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka AFCON U20 iyo AFCON U17 Oo La Sameeyay Arbacadii la soo dhaafay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu sameeyay isku aadka isreebreebka AFCON U20 iyo AFCON U17 ee CECAFA. Ciyaaraha isreebreebka AFCON U-20 waxaa lagu qaban doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yoonis Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaq Faarax ayaa gaaray magaalada Stockholm ee dalka Sweden,waxaan si weyn halkaa ugu soo dhaweyay qaar ka mid ah bahda isboortiga iyo laacibiintii Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya Ra’iisul ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada loo kala wareejiyay wasaaradaha ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale wasaarada maareynta iyo…