Wax Ka Ogow Sooyaalka Qoraa Axmed Maxamuud Dhicisow Oo Horay U Soo Noqday Ciyaaryahan Axmed Maxamuud Dhicisow (Axmed Yaanyo) waa qoraa xaga arimaha bulshada,sidoo kale wuxuu soo noqday ciyaaryahan kubbadda cagta ah,isagoo isboortiga ka gaaray ilaa heer maamul waxaana hooyga uu ka dagan-yahay magaalada Muqdisho… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xaaji Aadan Cabdulle Ayaa Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadd Cagyaraha ( Somali Mini Football) 2020-2025 Xafladda Doorashada oo si heersare loo soo agaasimay waxaa kasoo qeyb galeen masuuliiin ka socotay golasha Shaacabka Heer federal iyo heer dowlad goboleed, wasiiro,Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Xiriirada Heer qaran, maamulka…
2 daqiiqo Kooxda Muqdisho City Club Oo Safar U Ah Puntland Naadiga Dolwadda Hoose ee Muqdisho City Club oo olahan ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa safar dhul barasho iyo ciyaaro saaxiibtinimo u aadaysa deegaaanada maamulka Puntland. Muqdishu City…
1 daqiiqo Cabdiqaadir Niinje “Alxamdullilah Waan Ku Soo Laabanay Horyaalka Soomaaliya” Weeraryahanka kooxda kubbadda cagta Jeenyo Cabdiqaadir Shaiif Muqtaar (Niinje) ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay ku soo laabashada horyaalka Somalia Premier League ee fasal ciyaareedka 2020-2021. Xirfadyahan Niinje waa laacibka…
2 daqiiqo Xamdi Xalane Oo Ku Nool Wadanka Canada Ayaa Aas-Aastay Koox kubbadda Cagta Oo Wiilal Ah,Hadaba Caqabado Noocee Ayay Kala Kulantaa Bulshada? Xamdi Axmed Xalane waxay ka mid tahay qurbajoogta ku nool wadanka Canada waxayna halkaas ka aas aastay koox kubbadda cagta oo wiilal ah kuwaas oo ka qeyb galka ciyaaraha laga…
1 daqiiqo Ibraahim Cabdimajiid “Garooje Wuu U Qalmaa Qabashada Xilalka Kala Duwan Ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ” Tan iyo markii hogaaminta uu ka tagay guddoomiyihii kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) horaantii sanadkan 2020 waxaa warar kala duwan oo soo baxaya ay sheegayaan in mudane Garooje oo…
2 daqiiqo Saaxiibada Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Ayaa Soo Dhaweeyay Ka Mid Noqoshada Musharaxiinta Xiriirka Kubbaddda Cagta Bishii April 2020 waxaa shaqada maamulka kooxda Elman ka tagay Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) oo ahaa guddoomiyihii hore naadiga waxaana bilooyinkii la soo dhaafay soo baxay warar sheegaya in guddoomiyaha uu…
1 daqiiqo Daadir Amiin “Waan Ku Faraxsanahay Hanashada Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya ” Kooxda Geeska Afrika ayaa ku guulaystay horyaalka heerka ee kubbadda cagta Sooamaliya 2019-2020 waxaana guusha u qaaday tababarahooda Daadir Amiin Cali oo sidoo kale ah macallin ku xigeenka kooxda Dowladda hoose…
2 daqiiqo Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaaraha Puntland Ayaa Kulan La Qaatay Injineerka Gacanta Ku Kaya Dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare Ee Caasimada Puntland Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Injineerka Gacanta ku haya dhismaha Garoonka Kubbadda cagta Mire Awaare ee Caasimada Dowladda Puntland. Wasiir Jaamac Faarax…
1 daqiiqo Garooje “Shaqo Wanaagsan Ayay Qabteen Maamulka Isboortiga Diinsoor ” Bishii lasoo dhaafayee Luuliyo 2020 degmada Diinsoor ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa lagu soo xeray tartan kubbadda cagta oo u socday kooxaha ka dhisan degmada,waxaan qabsoomida ciyaarahaas is dhaxgalka bulshada…