1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Si Weyn Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa si weyn ugu dabaal dagtay hanashada Horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2019-2020 waxaana guushan ugu hambalyeeyay kooxaha waaweyn ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Guulaystay Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2019-2020 waxayna u noqonaysaa kookii kowaad ay hantaan horyaalka dalka tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Qaar Ka Mid Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Is Dhaxgalka Kooxaha Muqdisho Iyo Hargaysa Kooxaha kala dhisan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaa la sheegay in ay wada ciyaari karaan labada dhinacba, qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay is dhaxgalka labada dhinaca.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Goolhayaha Kooxda Muqdisho City Club Oo Ku Soo Laabtay Garoomada Goolhayaha Xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club Saciid Aweys Cali ayaa ku soo laabtay kooxdiisa,ka dib dhaawac soo gaaray dabayaaqadii 2019 wuxuuna laacibkan ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kulan Ciyaareed Loogu Baroordiiqayo Duqii Hore Muqdisho Marxuum Eng.Cabdiraxmaan Yariisow Ayaa Ka Dhacaya Muqdisho Sanad ayaa iminka laga joogaa geeridii duqii hore caasimada Muqdisho ahaana guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Eng.Yariisow waxaana marxuumka lagu xasuustaa kaalintii uu ka soo qaatay dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xog Ku Saabsan Horyaalka Soomaaliya Oo Gabo Gabo Ah Horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa maraya heer gabo gabo ah waxaana 10 koox ee ka qeyb galaysa u haray min 18 kulan,iyadoo loolanka ugu badan uu u dhaxeeyo kooxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmadey Hilolwe “ LL P Jeenyo Waxa Ay Samaysay Taariikh Weyn ” Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “ Yoonis Faarax Guul Iyo Horomar Ayaa U Rajaynaynaa” Yoonis Cabdirisaaq Faarax oo ka mid ah ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay 2019 ka mid ahaa xidigihii doorka wanaagsan ka qaatay guulaha Xulka ayaa la sheegay in uu…