Ciyaaryahanada Hirshabeele Oo Cabasho Ka Ah Garoomo La’aan Haysta Ciyaartooyda iyo macallimiinta ka dhisan Maamulka Hirshabeele ay cabasho ka ah garoomo la’aan haysata,iyagoo sheegay in Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dhamaan garoomada ciyaaraha Maamulkaas. Qaar… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxda Isboortiga Galmudug Oo Qaatay Kulan Looga Hadlayay Horomarinta Ciyaaraha Magaalada Dhuusamreeb ee caasimada Galmudug waxaa kulan iskugu yimid mas’uuliyeenta iyo madaxda ciyaaraha waxaana kulan qeyb ka ahaa guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame Badshaa,iyadoo u jeedada ay…
1 daqiiqo Ma Ogtahay In Xulka Brazil Loo Diiday In Ay Yimaadaan Soomaaliya? Ogow Sababta Cabdullahi Maxamed (Cabdullahi Buurane) oo ka mid ah qorayaasha Isboorti dalka sidoo kalane ah macallin kubbadda cagta ayaa bahda ciyaaraha la wadaagay taariikh weyn uu Soomaaliya ka luntay,taas oo aheyd…
2 daqiiqo Guddigii Abaabulka Tartankii Lagu Maamusayay Laacib Uureey Ayaa Abaal Mariyay Kooxihii Kaalmaha Horey Galay Guddigii soo qaban qaabiyay tartankii lagu maamusyay laacib Maxamed Xaaji Adam (Uurey) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabada lagu soo xereyay laguna abaal marinayay kooxihii kalaamaha hore ka galay tartanka…
1 daqiiqo Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey” Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed…
1 daqiiqo Kooxda Jeneraal Daa’uud Ayaa Ku Guulaystay Tartankii Lagu Xusayay Laacibkii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay tartankii lagu maamuusayay xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaartii fiinaalka wada dheelay kooxaha Jeneraal Daa’uud iyo Asal…
2 daqiiqo Kooxaha Asal 24 Iyo Jeneraal Daa’uud Oo Wada Ciyaaridoona Fiinaalaha Tartankii Lag Xusayay Laacib (Uurey) Waxaa maanta la soo xeridoonaan tartankii lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) oo dhamaadkii 2019 ku geeriyooday Wadanka Canada, waxaana fiinalaha iskugu…
1 daqiiqo Da’yarada Kooxaha Midnimo Iyo Fanka Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ciyaareed Saaxiibtinimo Da’yarada kooxaha Midnimo iyo Fanka ayaa ciyaar saaxiibtinimo iyo is barasho ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo abaabulayay maamulka Midaynta oo u i staagay dhiirigelinta iyo kor u qaadida…
1 daqiiqo Waa Kuwee Kooxaha U Soo Baxay Tartankii Lagu Xusayay Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uureey) Kooxda Jeneraal Daa’uud GYM ayaa guul ka gaartay dhigeeda Somali Sports,iyagoo gaaray fiinalaha tartankii lagu xusayay xidigihii hore LLP Jeenyo Maxamed Xaji Adam (Uurey) oo daba-yaaqadii 2018 ku geeriyooday magaalada…
1 daqiiqo Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka” Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda…