2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kulan Ciyaareed Loogu Baroordiiqayo Duqii Hore Muqdisho Marxuum Eng.Cabdiraxmaan Yariisow Ayaa Ka Dhacaya Muqdisho Sanad ayaa iminka laga joogaa geeridii duqii hore caasimada Muqdisho ahaana guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Eng.Yariisow waxaana marxuumka lagu xasuustaa kaalintii uu ka soo qaatay dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xog Ku Saabsan Horyaalka Soomaaliya Oo Gabo Gabo Ah Horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa maraya heer gabo gabo ah waxaana 10 koox ee ka qeyb galaysa u haray min 18 kulan,iyadoo loolanka ugu badan uu u dhaxeeyo kooxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmadey Hilolwe “ LL P Jeenyo Waxa Ay Samaysay Taariikh Weyn ” Axmadey Hilowle Maxamuud oo ka mid ahaa ciyaaryahadii hore kubbadda cagta Soomaaliya ayaa meel fagaar ah ka sheegay in naadiga Jeenyo ay samaysay taariikh weyn oo dhinaca guulaha marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “ Yoonis Faarax Guul Iyo Horomar Ayaa U Rajaynaynaa” Yoonis Cabdirisaaq Faarax oo ka mid ah ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay 2019 ka mid ahaa xidigihii doorka wanaagsan ka qaatay guulaha Xulka ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni Oo Kormeeray Garoonka Kubadda Cagta Cawaale Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha Dowladda ee Gobolka Mudug iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Cawaale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahanada Hirshabeele Oo Cabasho Ka Ah Garoomo La’aan Haysta Ciyaartooyda iyo macallimiinta ka dhisan Maamulka Hirshabeele ay cabasho ka ah garoomo la’aan haysata,iyagoo sheegay in Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dhamaan garoomada ciyaaraha Maamulkaas. Qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Isboortiga Galmudug Oo Qaatay Kulan Looga Hadlayay Horomarinta Ciyaaraha Magaalada Dhuusamreeb ee caasimada Galmudug waxaa kulan iskugu yimid mas’uuliyeenta iyo madaxda ciyaaraha waxaana kulan qeyb ka ahaa guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame Badshaa,iyadoo u jeedada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ma Ogtahay In Xulka Brazil Loo Diiday In Ay Yimaadaan Soomaaliya? Ogow Sababta Cabdullahi Maxamed (Cabdullahi Buurane) oo ka mid ah qorayaasha Isboorti dalka sidoo kalane ah macallin kubbadda cagta ayaa bahda ciyaaraha la wadaagay taariikh weyn uu Soomaaliya ka luntay,taas oo aheyd…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddigii Abaabulka Tartankii Lagu Maamusayay Laacib Uureey Ayaa Abaal Mariyay Kooxihii Kaalmaha Horey Galay Guddigii soo qaban qaabiyay tartankii lagu maamusyay laacib Maxamed Xaaji Adam (Uurey) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabada lagu soo xereyay laguna abaal marinayay kooxihii kalaamaha hore ka galay tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey” Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed…