2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xarigga Ka Jaray Xafiisyo Ay Ka Her Geliyeen Hirshabeelle Guddoomiye ku xigeenka horomarinta kubbadda cagta maamul Goboleedyada ahna guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw iyo wasiir ku xigeenka ciyaaraha iyo dhallinyarada Hirshabeele Cumar Maxamed Cumar ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wafdi Ka Socda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Ku Sugan Hirshabeele Muxuu Yahay Qorshahooda Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw ahna guddoomiye ku xigeenka arimaha horumarinta maamul Goboleeyada ayaa ku sugan magaalada Jowhar ee maamulkaa Hirshabeele. Tan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni“Puntland Iyada Ayaa Dhisanaysa Garoomadeeda Kubbadda Cagta” Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo ay weheliyaan golahiisa wasiirada iyo golaha sharci dajinta oo safar shaqo ku mariyay qaar ka tirsan magaalooyinka maamulkiisa ayaa Gaalkacyo ka sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Qaabka Ay U Tababartaan Goolhayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Soomaaliya Shaqada goolhaya ma ahan mid fudud waxa ay ka mid tahay tan ugu adag ay qabtaan dadka bartay xirfadan qubarada ciyaaraha waxa ku sheegaan in goohayaha uu kaalin weyn ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xooga Saarayo Dhismaha Ciyaartooyda Da’da Yar Xiriika kubbadda cagta Soomaaliya ayaa qaatay siyaasad ah horomarinta iyo fursad siinta dhalinyarada wax barata hadana jecel kasoo muuqashada ciyaaraha kubbadda cagta Soomaaliya sanadii 2016 markii ugu horeesay xiriirka waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Waan U Qalanaa Sanadkii 3aad Oo Xariir Ah In Aan Ku Guulaysano Horyaalka Soomaaliya”Yuu Cali Tababaraha kooxda kubbadda cagta Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalanto hanashada horyaalka Soomaalya sanadkii 3aad oo xariir ah maadaama labadii sano…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalin Taree“Xidigaha Xulka Qaranka Waxa Ay Soo Bandhigeen Qaab Ciyaareed Aad U Wanaagsan” Ciyaartooyda xulka qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya ka qeyb galka tartamo kala duwan ee sanada 2019 ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo la dheelay kooxaha waaweyn ee kubbadda cagta,iyagoo inta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Shibis Oo Diyaarinaysa Koox Dhalinyaro Ah Oo Dhinaca Kubbadda Kolayga Maamulka Isboortiga Degmada Shibis ayaa diyaarinaya koox dhallinyaro ah oo mustaqbalka ka qeyb qaadanaysa horomarka kubbadda Kolayga Soomaaliya ciyaartooydan oo da’dooda u dhaxaysa 10-18jir ayaa yoolkooda yahay in meel wanaagsan xirfada…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Galmudug Guddoomiyaha xiririka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa 9-May gaaray magaalada Garoowe ee maamulka Puntland,iyagoo la kulmay mas’uuliyeenta xiriirka kubbadda cagta iyo wasaarada ciyaaraha bwaxayna…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Yahay Qorshaha Safarka Guddomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ee Puntland Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi uuu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee maamulka Puntland waxaan kaga sii horeeyay Jamaal Xaashi Tuure oo ka tirsan…