Tartankii Iskuullada ee GOOL FM Cup oo la soo gabagabeeyey… + SAWIRRO Waxaa la soo gabagabeeyey tartankii Iskuullada ee ay qabanaysay Idaacadda Gool FM, kaasoo loo bixiyey GOOL FM Cup. Tartankan ayaa u dhexeeyey 32 iskuul oo ku yaala caasimadda waxaana lagu… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xariga Ka Jaray Xafiisyo Cusub Oo Laga Hergeliyay Koonfur Galbeed Guddomiye ku xigeenka 1aad ee xiriika Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed ayaa si wadajir magalada Baydhabo…
2 daqiiqo Soomaaliya Iyo Qadar Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Cayaaraha. Magaalada Muqdisho waxaa kulan muhiim ah kuwada yeeshay safiirka Qadar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamsa Asad iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye waxayna ka hadlaan horomarinta iyo…
3 daqiiqo “Ciyaartooy Badan Oo Soomaali Ah Dhawaan Waxa Ay Ka Ciyaaridoonaan Horyaalada Waawey Ee Yurub” Bashir Hayford Tababaraha dhawaan xulka kubbadda cagta Soomaaliya loo magacaabay Bashir Hayford ee kasoo jeeda dalka Ghana ayaa waraysi dhinaco badan siiyay Goobjoog waxaana wax laga waydiiyay qorshiisa kaga aadan horomarinta xulka…
9 daqiiqo Goobjoog Oo Soo Aruurisay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Dalka Iyo Bishii Maarso 2019 01-Maarso 2019-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada MuqdishoI Eng.Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa kormeer ku tagay dhismaha ka Socda…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Diyaar Ma U Yahay in Uu Ka Faa’ideesto Maskaxda Qurabjoogta Ee Bartay Xirfaddaha Isboortiga Iyadoo xulka qaranka dalkeena Soomaaliya uu koboc iyo natiijo wanaagsan kasoo hooyay tartamada qaarada Afrika sanadii 2018 waxaa jira dalbyo ku aadan macalimiin doonaysa hogaaminta ciyaartooyda xulka waxaana qeyb ka…
2 daqiiqo Macallinkii Hore Qaranka Ghana Bashir Hayford Oo Loo Magacaabay Xulka Soomaaliya. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xulka qaranka Soomaaliya ay u magacaabeyn Bashir Hayford oo u dhashay dalka Ghana wuxuuna xilka ka badalay Macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo…
1 daqiiqo Tartanka Orodka Gaaban Oo Caasimada Muqdisho Lagu Qabtay Sanadkii Labaad Sanadkii labaad magaalada Muqdisho waxa ay mari gelisay la qabtay tartanka Orodka gaaban ee Muqdisho, iyadoo lagu maamuusayay Maalinta Isboortiga Nabadda iyo Adduunka, iyo maalinta Ciyaaryahanka Soomaaliyeed oo ku beegan…
3 daqiiqo Dekedda Iyo Muqdisho City Club Oo Wada Ciyaaridoona Kulamadoodii U Danbeeyay Wareega Kowaad Ee Horyaalka Soomaaliya. Kooxda horyaalka Somalia xafidanaysa labadii kol ciyaareed ee lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan aad u adag la leh xidigaha Muqdisho City Club oo iyaga qudhooda ka mid ah kooxaha…
1 daqiiqo Cabdullaahi Jaamac Oo Usoo Gudbay Fiinaalka Orodka 1500 mitir Cayaaraha Da’yarta Olombikada Wadamada Soonka Shanaad Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir kadib markiiuu uu ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka. Ciyaaryahan Cabdullaahi oo 15 bishii hore March kaalinta koowaad…