Soomaaliya Oo Billado Dahab ah kasoo Hooysay Tartan Caalami ah Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud ee lagu qabtay dalka Djibouti, waxayna kala soo hoyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Kooxda Muqdisho City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Gaadiidka Kooxaha kubaada cagta Muqdisho City iyo Gadiidka ayaa wada dheelaya kulamadii 5aad horyaalka Somalia Premier Leagaue 2018-2019. Qeybta 1aad labada dhinac ayaa soo bandhigay ciyaar ku dheehan farsamo,balse xidigaha Mogadishu…
3 daqiiqo Maxaad Ugu Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Kulanka Kooxaha Horseed Iyo Dekedda Kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Dekedda ayaa leh kulanka ugu xiisaha badan todobaadkii lixaad horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. Xidigaha Horseed kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay 2-0…
2 daqiiqo Hordhaca Horyaalka-Kooxaha Mogadishu City Club Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 la leh xidigaha Gaadiidka waana kulamadoodii shanaad olalahan. Naadiga Mogadishu City Club Kulankii u…
6 daqiiqo Wax Ka Ogaw Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Bisha Febraayo Iyo Ciyaaraha Dalka sida caadiga warbhaainta Goobjoog waxa ay marwalbo idin soo gudbisaa dhacdooyinka kala duwan ee wadanka gaar ahaan isboortiga Soomaaliya,bishii lasoo dhaafay Febraayo 2019 waxaa dhacay dhacdooyinka kala gedisan waxaana warbixinta soo…
2 daqiiqo Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed Oo La Wareegay Xafiisyada Shaqada Wasaarada Wasiirka cusub ee ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Koonfur Glabeed Cali Dhuux Maxamed ayaa la wareegay xafiiyada shaqada wasaarada ciyaaraha oo xarun u ah magaalada Baydhabo magacaabistiisa waxaa soo dhaweeyay bahada…
2 daqiiqo Hordhaca Horyaalka-Maxaa Kala Haysta Kooxaha Dekedda Iyo Elman Oo Leh Kulan Adag Kooxda horyaalka xafidanaysa horyaalka Somalia Premier League ee Dekedda ayaa kulankii afaraad horyaalka wajahaysa dhigeeda Elman oo oalahan soo bandhigtay qaab ciyaareedkii lagu yaqaanay. -Dekedda ciyaartii u dambeesay horyaalka waxa…
2 daqiiqo Gaatamow“Muqdisho City Club Way Ku Soo Laabanaysaa Guulihii Looga Bartay” Kooxaha kubbadda cagta Muqdisho City Club iyo Horseed ayaa wada ciyaaray kulamadii 3-aad ee horyaalka Somalia Premier League olalaha 2018-2019. Kooxda Horseed ayaa 2-1 kaga badisay dhigeeda Muqdisho City waxayna…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Agab Isboorti Gaarsiiyay Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaaliyeed Maamulka Gobolka Banaadir ayaa agab isboorti iyo daawo gaar siiyay Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Taliyaha xarunta Barbaarinta Caruurta Cali Xirsi Bare Cali gaab ayaa maamulka Gobolka…
2 daqiiqo Maxaa Laga Sugayaa In Ay Qabtaan Wasiirada Cusub Ee Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Maamul Goboleedyada Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa dhawaan yeeshay wasiiro cusub ee dhinaca ciyaaraha iyo dhalinyarada waxaana dhalinyarada deegaanadaas ay wasiiradan ka sugayaan horomaro iyo in ay u abuuraan tartamo…