Ma Jirto Sabab Aan Ugu Ciyaarno Dalalka Aan Dariska Nahay”Yuusuf Yuusuf Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa qorsheenaya tartamadii ay xulkeena ku dheeli jireyn dalalka aan dariska nahay in ay usoo wareejiyaan magaalada Muqdisho si xidigaha xulka ay u helaan dhiiri gelin… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Muuqaal-Xulka Qaranka Eritrea Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Xiriirka Kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa diyaar u ah in maalmaha soo aadan ay soo gaaraan caasimada Muqdisho,iyagoo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaridoonaan dhigooda Soomaaliya. Wafuuda hogaaminaysa xulka qaranka dalka Eretria…
2 daqiiqo Yuusuf Yuusuf“Macallin Mandeela Waxa Uu Mudan Yahay In Loo Dhiibo Xulka Qaranka Qeybta Jirdhiska” Maxamed Axmed Xasan (Mandeela) waxa uu 30 sano ku noolaa dalka Britain ,isagoo bare ka ahaa iskuulka lagu barto kubbadda cagta iyo sidoo kale jir dhiska sanadkii lasoo dhafay 2018 Muqdisho…
2 daqiiqo Ogaw Wax Walbo Aad Ugu Baahantahay In Aad Ka Ogaato Kulanka Adag Ee Kooxaha Dekedda Iyo Muqdisho City Club Kooxaha kubbadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa ku balansan in ay wada dheelaan koobka Somali Super oo gogol xaar u ah furshada tartamadda kol ciyaareedka 2018-2019 09-May 2018-Kooxda…
2 daqiiqo Taageerayaasha Kooxda Muqdisho City Club Ayaa Abaal Mariyay Ciyaartooydii Ugu Waxqabadka Wanaagsaneyd Sanadkii Lasoo Dhaafay Taageerayaasha kooxda dowaladda hosee ee Muqdisho City Club ayaa qabtay xaflad lagu abaal marinayay ciyaartooydii ugu wax qabadka badneyd sanadkii lasoo dhaafay dhinaca kubbadda cagta iyo Kolayga iyo ka guurida…
2 daqiiqo Ciyaartooy Iyo Macalimiin Ka Socota Eritrea Oo Kusoo Wajahan Caasimada Muqdisho Xiriirka kubbadda cagta dalka Eritrea ayaa xaqiijiyey inay oggolaadeen casuumaad kaga timid xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta tasoo oo ku aadan laaciibiin ka socota Eritrea ay booqasho iyo ciyaaro saaxiibtinimo…
2 daqiiqo Goormaa La Dheelindoonaa Somali Super Cup Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa soo saaray waqtiga la ciyaaridoono Somali Super 2018 waxaana ku hardamaya kooxaha Dekedda iyo Muqdisho City Club oo horay la oran jiray Banaadir SC…
2 daqiiqo Tartanka Xirfadlayaasha Da’yarta Muqdisho City Oo Lasoo Gaba Gabeeyay Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa soo gabagabeeyay tartan ay u qabteen ilaa 10-koox kaas ay ugu magac dareen Muqdisho Talent Cup waxaan xeritaanka koobkan ka qeeb…
2 daqiiqo “Safarka Kooxda Som United Waxa Uu Kusoo Aaday Xili Loo Baahnaa”Axmed Xassan Xidig Dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay waxaa dalka ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho u imaaday macalimiin iyo ciyaartooy Soomaaliyeed oo badankooda ku barbaaray qurbaha,iyagoo ka kala yimid wadamo badan oo yurub ah…
2 daqiiqo Kooxda kubbadda Cagta Heegan Ayaa Ku Guulaystay Koob Lagu Maamuusayay Geeradii Allaha U Naxariistee Wariye Cawil Daahir Salaad Kooxda kubbadda cagta Heegan ayaa ku guulaystay koob lagu xusay Allah Naxariiste Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa shaqaalaha Universal TV oo u dhintay qaraxyo ka dhacay agagaarka…