Xuseen Aba Nuur Abti Oo Goobjoog Ugu Waramay Tariikhdiisa Isboortiga Iyo Halka Uu Kasoo Bilaaway Xuseen Aba Nuur Abti waxa ka mid ahaa ciyaartooydii ugu wanaagsaneyd kubbadda cagta iyo Kolayga waagii barisamaadka,isagoo kasoo baxay degmada Shangaani Gobolka Banaadir inakstoo uu iminka uu ku nool yahay… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Cabdiqani Saciid Carab“Madaxda Qaranka Waan U Gudbinay Imaatinka Gudoomiyaha Xiriirka Xubbadda Cagta Caalamka Gianni infantino” Guudoomiyahay xiriirka kubbadda cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay imaatinka Soomaaliya gudoomiyaha xiriirka kubbadda cagta caalamka ee FIFA Gianni infantino in uu u gubiyay madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwaasare Khayre.…
2 daqiiqo Natiijo-Xulka Qaranka Oo Ka Badiyay Jabuuti Waxayna Wada Ciyaareyn Kulan Saaxiibtinimo Xidigaha xulka qaranka 20-jirada ayaa markii ugu horeesay ciyaaro saaxiibtinimo dalka uga baxay ku dhawaad mudo 30-sano ah waxayna ciyaartan la dheeleyn dhigooda Jabuuti. Laacib Feysal Xasan Axmed oo ka mid ahaa…
1 daqiiqo Baydhabo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhawayeeyay Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Kooxda jaaliyada Soomaaliyeed ee Melbourne ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed waxaana si heer sare uga soo dhaweeyay bahda ciyaaraha,shacabka iyo madaxda waxayna halkaas joogidoonaan maamlo,iyagoo halkaa ku…
4 daqiiqo Axmed Tahliil Oo Loo Magacaay Xilka Tababare Ee Kooxda L.L.P Jeenyo Kooxda kubbadda cagta L.L.P Jeenyo oo ka mid ah naadiyada ugu weyn dalka ayaa waxaa xilkeeda macalimino loo magacaabay Axmed Tahliil Cali oo horay u ahaa kabtanka naadiga sanadihii lasoo…
4 daqiiqo Qaab Ceeynkee Ayay U Dhacday Doorashii 7-aad Ee Xiriirka Kubbadda Cagta Dalka Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda cagta dalka ayaa si wanaagsan uga dhacday magaalada Muqdisho waxaana markale hogaaminta xiriirka loo doortay Cabdiqani Saciid Carab oo horay u ahaa gudoomiyaha doorashada waxaa Cod…
2 daqiiqo Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Ayaa 150 Qof Qaliin Indha Fiiqis Ah ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Kooxda gabdha iyo tariikhta la socdota wafdiga jaaliyada Soomaaliyeed ee Melbourne ayaa qaliin indha fiiqis magaalada Muqdisho ugu sameeyay in ka badan 100-qof oo iskuga jir rag iyo dumar horayna…
2 daqiiqo Wafdiga Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Ayaa Booqday Garoonka Stadium Muqdisho Oo Ay Dowlada La Wareegtay Saddex Bil Ka Hor Waa kooxdii labaad oo qurbajoog ah oo booqasho iyo indha dheyn u tagta garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay dowlada la wareegtay saddex bil ka hor waxaana socodaalkooda ku wehlinyay…
2 daqiiqo Ciyaar Saaxiibtinimo-Kooxaha Gobolka Banaadir Iyo Melbourne Ayaa Ku Kala Baxay Barbaro https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/269814193890257/Kooxda Gobolka Banaadir ee isu diyaarinaysa ka qeyb galka tartanka kubbadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ciyaar xiiso badan oo saaxiibtinimo la ciyaartay dhigooda Melbourne oo Sanadkii Saddexaad ciyaaro…
2 daqiiqo Kooxda Melbourne Oo Sanadkii Saddexaad Ciyaaro Saaxiibtinimo Iyo Is Dhaxgal Bulsho U Imaanaysa Soomaaliya Waxaana Arinta Bogaadiyay Bahda Ciyaaraha Kooxda Melbourne ee jaaliyada dalka Australia ayaa caasimada Muqdisho soo gaartay sanadkii labaad oo xariir ah,iyagoo sidoo kale safaro kale kusoo maray magaalooyinka Nairobi iyo Kismaayo tan iyo dhamaadka bishii…