Guddoomiye Saacid Xuseen Cabdi “Hiigsigeenu Waa In Aan Fursad Siinaa Shan Milyan Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed” Guddoomiyaha tartamada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Saacid Xuseen Cabdi , sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga Degamda Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa Goobjoog kala hadlay arrimo badan oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoomiye Abuukar Xasan “Waxaan Guul Ka Gaarnay Dalka iyo dibadda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadcag yaraha Soomaaliya mudane Abuukar Xasan Yuusuf ayaa sheegay in doorashooda ka dib ay gaareen guulo waaweyn oo dhinaca gudaha dalka iyo dibadiisa,wuxuuna u mahadceliyay cid…
2 daqiiqo Ciyaaryahan Xasan Xasaasi “ Horomarka Iyo Guulaha Aan Ka Gaaray Kubbadda Cagta Waxaa Sabab U Ahaa Dhiirigelinta Xaaskayga” Laacibkii hore kooxda Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) oo soo booqday xarunta dhaxeeya ee Goobjoog Media Group ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan sooyaalkiisa kubbadda cagta iyo ka…
2 daqiiqo Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan” Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Waa Nasiib Darro In Warbaahinta Ay Ka Maqnaadaan Dhacdooyinka Minifootboolka” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka mudane Xaaji Aadan Cabdulle Mahdi ayaa fariin adag u diray warbaahinta Ciyaaraha gudaha, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aysan bulshada la wadaagin horomarka…
2 daqiiqo Muqtaar Maxamed Cuti “Waan Soo Dhawaynaa horoamrka Iyo Guulaha Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya” Tartanka ay iska kaashaadeen Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Minifootboolka ayaa lagu soo gabagabeeyaya magaalada Muqdisho, waxaana tartankan ka qeyb gala ilaa afar naadi oo ka mid ah…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya” Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka…
2 daqiiqo Saacid Maxamed Xuseen “Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Waxay Dhiirigelinaysaa Shaqooyinka Horomarineyd Ee Xiriirka Minifootboolka” Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya 24-koox oo is reeb ree ah, waxaana ciyaartooydii kasoo baxda tartankan ay matalidoonoa Xulka Qaranka Minifootboolka Soomaaliya,…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Soo Dhawaynaynaa Xiriirka TEQBALL” Guddoomiyaha Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Xaaji Aadan Cabdulle ayaa soo dhaweeeyay Xiriirka TEQBALL oo dalka ku soo biiray, isagoo sheegay in ay muhiim tahay in ay soo bataan xiriirada, si dhalinyarada…
3 daqiiqo Xiriirka TEQBALL Oo Soomaaliya Ku Soo Biiray Xiriirka TAQBALL oo aduunka ku soo biiray sanadii 2012 ayaa laga daah furay magaalada Muqdisho, waxaana xiriirkan Soomaaliya ka hergeliyay Macow Xuseen Xasan oo horay kaga soo ciyaaray Soomaaliya, Jabuuti…