Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad ka socdo xarunta Madaxtooyada villa Soomaaliya,iyadoo ay madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga doodayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka.