1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Baaqay Isku Naxariisasho iyo Ku Tiirsanaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Kusimaha Madaxweynaha dalka oo midnimo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka ku nool caasimadda Muqdisho Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxda Sare ee Dalka oo Shacabka Soomalaiyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.