1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Guutooyin ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Diyaarado Ka Qeyb Qaadanaya Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo. Munaasabada Xuska 1-da Luuliyo ayaa maanta si weyn looga xusaya meelo badan oo ka mid ah dalka, Munaasabadaan ayaa uga duwan Munaasabadihii hore in ay ka qeyb qaadanayaan diyaarado helicopter ah kuwaasoo hawada sare.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xornimada iyo Midowga ee Luulyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo ee xornimada dalkeenna.
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Guddoomiye Golaha Shacabka oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda -da Luulyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan 64-sano guuradii ka soo wareegatay xorrnimadii gobolada koonfureed.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Ka Qeybgalay Munaasabadda 1-da Luulyo iyo Calan Saarka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed.
6 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah 64 Sano Kadib, Wax Ka Ogow Sida ay Ku Timid Xornimada 1-da Luulyo 1960-kii! Sanad walba maanta oo kale, Soomaaliya waxaa ay 1-da Luulyo u dabaaldegtaa maalin taariikhi ah oo ku asteysan maalintii ay xoroobeen gobollada Koonfureed, midoobeen labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur isla markaana ay dhalatay.
3 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Dowladda Jabuuti oo Maanta u Dabaaldageysa 47-sano-guuradii Kasoo Wareegtay Xornimadeeda Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977, waxaana habeenkii xalay dhacday munaasabad weyn.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Maxaa Ka Taqaanaa Suugaanta u Gaarka ah Munaasabadda 26-ka June? Maanta waxay ku beegantay 26-ka juun oo ah kolkii ay Soomaalidu ka hoos baxeen labadii gumeysi ee amminta dheer silcinaayay midkood, islamarkaana Calan gobanimo astaan u ah laga taagay goob geyiga Soomaaliyeed kamida.
3 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Soomaaliya oo Laga Xusay 26-ka June, Akhriso Taariikhda Maalintaas Waxaa Soomaaliya laga xusay 64 guurada xornimada gobollada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii markaas oo calnka Soomaaliyeed markii ugu horeysay laga tagaay gayiga Soomaalidu degto, xilli ay aheyd dharaar siweyn loogu farxay 1960-kii.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Xuska 64 Sano Guuradii 26-ka June oo Muqdisho Ka Dhacday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka June 2024 oo ah markii ugu horeysay oo calan Soomaaliyeed gayiga Soomaali ay degto 1960-kii.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Maxaa Ka Ogtahay Maalmaha Ciidda iyo Suugaanta Lagu Madadaalsado Inta lagu jiro maalmaha farxadda iyo rayn raynta leh ee ciidda kasokow damaashaadka, dabbaaldegga iyo dalxiiska waxaa jirta suugaan laysku madadaaliyo dharaarahaas, oo inta badan bulshadu ay dhageystaan.